Somalia: Farmajo arrives in Kinshasa when protests intensify in

Somalia: Farmajo arrives in Kinshasa as protests intensify in Mogadishu Kinshasa - Embattled Somalia's outgoing President Mohamed Abdullahi Farmajo has arrived in Kinshasa, the capital of the Democratic Republic of Congo where he is expected to hold a meeting with the President of the current African Union and the President of the country Felix Tshisekedi. Farmajo, whose term…

“Waa In Koobabkii Ay Haysteen Laga Qaado Manchester United, Liverpool

Halyeygii Manchester United ee Gary Neville ayaa ku baaqay in kooxaha Manchester United, Liverpool iyo Arsenal laga caydhiyo horyaalka Premier League, laga qaado koobkii & horyaalladii ay ku guuleysteen, dibna loogu celiyo heerka labaad.Neville ayaa qayb ka noqday dadka ka cadhooday horyaalka cusub ee Super League ee ay samaysteen kooxaha waaweyn ee Yurub, kaas oo macne la’aan ka dhigaya horyaallada maxalliga ah iyo Champions League.Kabtanka hore ee Red Devils oo ka hadlayay telefishanka Sky Sports ayaa saddexdan kooxood…

WAA WAREEY: EUEFA & FIFA Oo Shaacisay In Kooxaha Waaweyn Ee Yurub Iyo

Xidhiidhka kubadda cagta Yurub ee UEFA ayaa shaaciyey in kooxaha waaweyn ee Yurub ee samaystay tartanka Super League, in laga mamnuuci doono ka qayb-galka tartamada Champions League iyo horyaallada maxalliga ah, isla markaana ciyaartoygooda loo diidi doono in ay ka qayb-galaan kulamada caalamiga ah oo aanay dalalkooda u ciyaari doonin.Kooxaha Manchester United, Manchester City, Liverpool, Chelsea, Arsenal, Tottenham, Real Madrid, Barcelona, Atletico Madrid, AC Milan, Inter Milan iyo Juventus ayaa samaystay tartan cusub oo ay…

Balaayada Ka Dilaacday Yurub Oo Saameyn Xun Ku Yeelaneysa Liverpool &

Liverpool ayaa shaacisay qorshe ay ugu biireysa European Super League xalay oo Axad aheyd, inkastoo tababarahooda Jurgen Klopp uu si xoogan uga soo horjeedo fekerkaas.Reds ayaa ka mid ah 12 kooxood oo saxiixay inay dhisaan horyaalka cusub ee Super League, waxaa la shaaciyay in la tartanka uu bilaaban doono 2024 oo ah sannadka uu dhacayo qandaraaska Klopp ee Anfield.Tottenham, Manchester United, Arsenal iyo Chelsea ayaa sidoo kale ku biiray tartanka cusub inkastoo kooxahaan ay halis gelinayaan in laga ceyriyo horyaalka…

repression intensifies, condemns Amnesty

Oppression intensifies in the Republic of Congo (Congo-Brazzaville). In any case, this is according to a report published on Monday, April 19 by Amnesty International. Since 2014 and the fall in oil prices, the country has experienced serious economic problems. And the coronavirus crisis has not helped. Faced with this…

Warbixin: Degmooyinka Muqdisho qaarkood ayaa ka baxay gacanta dowladda – Axadle

Muqdisho (Axadle) - Magaalada Muqdisho ayaa maalmihii la soo dhaafay waxay ku jirtay xaalad qalalaase siyaasadeed, iyadoo qeybo ka mid ah aaggaasi ay ku dhaceen meel ka baxsan gacanta dowladda, iyadoo ay ku fidayaan ciidamada dowladda iyo taliyihii hore ee gobolka Banaadir Saadaq Joon. Muddo kordhinta madaxweynaha ee labada sano ah ayaa kala jabisay magaalada Muqdisho iyadoo ciidamada dowladda ay qaadacayaan degmooyinka qaar. Degmooyinka Kaaraan…

a widespread vaccination strategy

The World Health Organization (WHO) and the African Union (AU) each have their own strategies, but some countries do not wait for them to obtain directly from manufacturers, receive donations or produce locally under foreign patents. Two countries in Africa, Egypt and Nigeria, have decided to fund research to find their own vaccine against coronavirus. The Egyptian…

Eeg: Oday Sheekhaal ah oo raali galiyay Xasan Sheekh

Muqdisho (Axadle) - Oday dhaqameedka Beesha Sheekhaal Awqudub ayaa raali gelin siiyay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo la sheegay in lagu aflagaadeeyay hadal dhawaan ka soo yeeray abwaan ka tirsan beesha. Kulan ka dhacay guriga uu daganyahay madaxweyne xasan sheekh ayaa oday dhaqameedka beesha awqudub waxaay raali galin ka bixiyeen hadal dhawaan ka soo yeedhay badel kulmiye xirsi beeshiisa. Kulanka ka dhacay hoyga Madaxweyne Xasan Sheekh uu ka deganyahay ayey odoyaasha dhaqanka beesha reer…

Sawirro: Farmaajo oo gaaray KINSHASA – Axadle

Muqdisho (Axadle) - Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa xalay gaaray magaalada Kinshasa ee axadle Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo, halkaas oo ay uga bilaabatay booqasho labo maalmood ah. Farmaajo iyo wafdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha ee N’djili kusoo dhoweeyay mas’uuliyiin, sida lagu sheegay war kasoo baxay Villa Somalia. Madaxtooyadu waxay kaloo sheegtay in…

National consultations for dialogue

In the Central African Republic, national consultations begin on Monday morning to prepare for the major Republican dialogue announced by President Faustin-Archange Touadéra in March last year. The president was re-elected after controversial elections, which had been disrupted by a coalition of armed groups, the Coalition of Patriots for Change (CPC), since December. The start of this dialogue had long…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More