Man United Oo Dalab Ka Gudbisay Daafacii Sanadka Ee Horyaalka Serie A
Kooxda ree Talyaani ee Atalanta ayaa lagu soo warramayaa inay diiday dalab 39 Milyan oo pound ah oo ay ka heshay dhigeeda Manchester United oo ka doonaysa daafaca dhexe ee Cristian Romero.Kooxda ka ciyaarta Old Trafford ayaa doonaysa saxeexa daafac dhexe, 23 sano jirkaas ree Argentina ayaa ah mid ay xiiso u qabaan kaddib qaab ciyaareed wanaagsan oo uu xilli ciyaareedkii dhammaaday soo sameeyay.Sida uu sheegayo wargeyska Talyaaniga ah ee Tuttosport, Atalanta ayaa diiday da;ab 39 Milyan oo pound ah oo ay ka heshay United…