Waa Arday Dhaqaalaha Barta, Waa Ciyaartoyga Ugu Mushaharka Yar Xulka &
Xulka qaranka Talyaanigu waxay si durduro ah ugu gudbeen wareegga 16ka tartanka qaramada Yurub kaddib markii ay saddexdii kulanba soo badiyeen, waxaanay isku dareen liiska dalalka loo saadaalinayo inay koobka qaadayaan.Ciyaaryahanadda xulka Talyaaniga waxa ku jira, laacib ay sheekadiisu cajiib tahay, isla markaana noloshiisu soo martay marxalado isbeddel badan sannado kooban gudahood.Kulankii Wales ayuu gool u dhaliyey Azzurri, kaddibna waxay warbaahintu bilowday inay hesho xogtiisa nololeed, mushaharkiisa iyo waxyaabaha ka…