Sawirro: PUNTLAND oo duulimaadyada caalamiga ah u fasaxday g…
Boosaaso (Axadle) – Dowlad goboleedka Puntland ayaa si rasmi ah u daah-furtay duulimaadyada caalamiga ah ee garoonka diyaaradaha magaalada Boosaaso, kadib markii dib u dhis ballaaran iyo dayactir lagu sameeyey dhismaha garoonkaasi diyaaradeed.
Ilyaas Cismaan Lugatoor (Gebiley) oo ah wasiirka duullista hawada iyo garoomada Puntland oo qoraal soo saaray ayaa shaaca ka qaaday in diyaaradaha caalamiga ah ay kasoo degi karaan garoonka weyn ee magaalada…