Barcelona, Juventus Iyo Real Madrid Oo U Jawaabay UEFA Oo LABA
Real Madrid, Barcelona iyo Juventus ayaa ka jawaabay war-saxaafadeed ay xalay soo saareen guddida anshaxa UEFA, taas oo sheegaysay in lasoo dhamaystiray baadhitaan lagu sameeyey saddexdan kooxood oo wali kusii dhegsan mashruucii fashilmay ee Super League.UEFA ayaa sheegtay in ay soo saarayso, go’aanka ciqaabeed ee la marsiinayo kooxahan, waxaanay warbaahintu ku fasirtay in sannad illaa laba sannadood laga ganaaxi doono tartanka Champions League, loona raacin doono ganaax lacageed oo badan.Laakiin kooxahan ayaa soo saaray…