Miyuu Abuuray Dooddii Iyo Murankii Lagu Yaqaanay? Jose Mourinho Oo
Tababaraha reer Portugal ee Jose Mourinho ayaa magacaabay difaaca ugu wanaagsan dunida waqtiga, kaas oo uu amaan kula dul-dhacay.Mourinho oo dhowaan loo magacaabay tababaraha Roma ayaa bixiyey waraysi uu kaga hadlay arrimo badan oo uu ka mid yahay tartanka Qaramada Yurub, waddanka ay la tahay in uu guuleysanayo iyo kuwa uu culayska ugu badan saaran yahay, sida aad ka akhrisan karto warbixintii aanu galabta daabacnay.Jose Mourinho oo looga bartay in uu abuuro doodo, lagana gunto hadallo khilaaf abuura ayaa waxa uu doorkan u…