Qatar oo war kasoo saartay weerar ka dhacay Muqdisho – Caasi…
Muqdisho (Axadle) – Dowladda Qatar ayaa si weyn u cambaareysay weerar ismiidaamin ah oo shalay ka dhacay busteejo Gawaarida laga raaco oo ku taalo Magaalada Muqdisho ee Axadle Soomaaliya.
Bayaan Maanta kasoo baxay wasaaradda Arrimaha Debadda ee Qatar ayaa ku celisay mowqifkeeda ah inay si weyn u diidan tahay rabshadaha iyo falalka argagixisada iyadoo aan loo eegeyn ujeedooyinka iyo sababaha.
Wasaaradda waxay sidoo kale uga tacsiyeysay qoysaskii…