Inter Milan Oo Shaaca Ka Qaadday Sababtii Rasmiga Ahayd Ee Antonio
Kooxda kubadda cagta Inter Milan ayaa daboolka ka qaadday khilaafkii sababay in tababare Antonio Conte uu ka tago shaqada maalmo kaddib markii ay ku guuleysteen horyaalka Talyaaniga ee Serie.Conte ayaa si lama filaan ah ugu dhawaaqay in uu ka tegay Inter Milan May 26, xilli ay ciyaartoyda iyo taageereyaashuba usii dabbaal-degayeen horyaalka tobanka sannadood kaddib ay hanteen.War-saxaafadeed waqtigaas ay Inter Milan soo saartay ayay ku sheegtay, in labada dhinac ay isla qaateen in la burburiyo heshiiskii u dhexeeyey, laakiin…