CABASHO: Jamaahiirta Tottenham Iyo Chelsea Oo Kasii Cawday Bilawga
Jamaahiirta kooxaha Chelsea iyo Tottenham ayaa baraha bulshada gaar ahaan barta Twitter-ka ku dhiibtay aragtiyahooda ah kulamada xilli ciyaareedka dambe ee 2021-22 ay ku bilaabanayaan kooxahoodu.Thomas Tuchel ayaa Chelsea xilli ciyaareedkii hore ugu soo dhammeeyay qaab cajiib ah iyaga oo kusoo guuleystay Champions League, taas ayaa kor u qaadaysa rajada ay Man City ugula tartami karaan horyaalka xilli ciyaareedka dambe.Si kastaba, tababaraha German-ka ah ayaa wajahaya kulamo holac ah bilawga xilli ciyaareedka isaga oo lixda…