Akhriso Oo Ha Yaabin: Xogtii U Dambaysay Ee Lionel Messi Iyo Barcelona
Lionel Messi ayaa galay fasax iyadoo aanu dhamaanin xilli ciyaareedku, waxaanu ku laabtay waddankiisa oo uu kala-qaybgalyo kulamada isreeb-reebka Koobka Adduunka iyo tartanka Copa America ee dhowaanta bilaabmaya.Waqtiga uu Lionel Messi baxay ayay taageereyaashu filayeen in kooxdu ay miiska la fadhiisato oo ay u bandhigto heshiis cusub, mustaqbalkiisana la go’aamiyo ka hor inta aanu fasaxa gelin. Laakiin taasi, ma dhicin waxaana xiddigan iyo qoyskiisuba ay diyaarad khaas ah u qaateen Argentina.Dhamaadka bishan aynu ku jirno…