Gaari xamuul ah oo looga shakiyey inuu sido qaraxyo oo lasoo dhigay Black Sea

Muqdisho (Axadle) Baabuur xamuul ah, isla markaana dhowaan looga shakisan yahay inuu sido waxyaabaha qarxa  ayaa la soo dhigay meel u dhow Black Sea oo u dhow isgoyska magaalada Muqdisho, sida laga soo xigtay ilo ka tirsan dadka deggan. Wararka ayaa sheegaya in wadada ay gebi ahaanba xiran tahay waxaana goobta soo gaaray ciidamada amaanka oo isku gadaamay gaariga laga shakiyay. Booliska ayaa lagu soo warramay in ay si isku mid ah u wadeen dhaqdhaqaaq xoogan, iyadoo dadka iyo baaburtaba ay ka joojiyeen inay maraan…

Kylian Mbappe Oo Dhaawacmay Afar Maalmood Ka Hor Semi-finalka

Xiddiga reer France ee Kylian Mbappe ayaa garoonka laga saaray daqiiqaddii 87aad ee kulankii kooxdiisu ay 3-1 ku karbaashtay Metz fiidkii hore ee xalay, kaddib markii uu soo gaadhay dhaawac.Weeraryahankan ayaa kooxdiisa PSG u dhaliyey laba ka mid ah goolasha ay kooxdiisu ku badisay, laakiin nasiib-darro waxa uu garoonka ka baxay daqiiqado kooban iyadoo ay ka hadhsan yihiin dhamaadka.Kylian Mbappe oo isku dayaya inuu kubadda la dhaafo Habib Maiga daqiiqaddii 83aad, ayuu dhaawac kasoo gaadhay muruqa, waxaana lagu soo beddelay…

Dr. Baadiyow: Jabuuti ugu yeer cadow waa hunguri – Axadle

Muqdisho (Axadle) - Dr. C / raxmaan C / llaahi Baadiyow oo ka mid ah siyaasiyiinta ugu caansan dalka Soomaaliya ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook waxa uu kaga hadlay xaalada dalka gaar ahaan xiriirka sii xumaanaya ee dowladaha deriska la ah Soomaaliya iyo Jabuuti. Dr. Baadiyow wuxuu sharraxay in dowladda iyo shacabka Jabuuti ay garab taagan yihiin Soomaaliya, isla markaana ay lagama maarmaan tahay in hadda loogu yeero cadow. Sidoo…

Muxuu Ahaa Ficilka Uu Sameeyey Mohamed Salah Ee Ka Cadhaysiiyey

Jamaahiirta Liverpool ayaa aaminsan in Mohamed Salah uu qalad weyn ku sameeyey falcelintii uu sameeyey markii ay dhamaatay ciyaartii Newcastle United ay barbarraha la galeen, markaas oo uu gacmaha kor u taagay isagoo muujinaya saluug uu ku qabo ciyaartoyda kooxdiisa.Laacibkan ayaa qalbi jab laga dareemayay, waxaanu saydhinayay gacmaha isagoo sii gelaya tunelka garoonka, halkaas oo isagoon cidna la hadal uu degdeg u galay.Salah oo gool u dhaliyey Liverpool waqti hore oo kulankii Anfield ay kusoo dhoweeyeen Newcastle ayaa waxa…

Farmajo warned against negotiating with competitors in the long run

MOGADISHU, Somalia - Outgoing President Mohamed Abdullahi Farmajo shouldn't negotiate with rivals over the lately authorized interval extension, a Member of Parliament allied with Villa Somalia has warned of more and more from the worldwide group over the resumption of dialogue. The Home of Commons authorized an unlawful extension of the election interval for one more two years versus an preliminary election settlement on September 17 that may have seen the nation embrace an improved clan-based election mannequin. And…

Hordhac: Villarreal vs Barcelona – Koeman Oo Raadinaya Guul Uu Kula

Barcelona ayaa safar ku tegaysa garoonka Estadio de la Ceramica oo ay marti ugu noqonaysa Villarreal ciyaar aad muhiim ugu ah oo guul ay kasoo gaadhaan ay ka caawin doonto in ay soo qabato Real Madrid oo labaad fadhida, iyadoo waliba hal ciyaar ahi baaqi u tahay.Barca oo ku jirta kaalinta saddexaad ayaa shan dhibcood ka dambaysa Atletico oo hoggaanka haysa, waqti dambe oo caawa ahna ciyaaraysa, halka Real Madrid oo labaad ku jirtana ay saddex dhibcood ka dambeeyaan, laakiin haddii ay guuleystaan, waxay awood u yeelanayaan in…

Kenya and Djibouti withdrew from Somalia’s election crisis

MOGADISHU, Somalia - Djibouti and Kenya are drawn to the current election routes in Somalia, one factor that may over again change the dimension of the issue, which is now being talked about at worldwide diploma following President Mohamed Abdullahi Farmajo's alternative to elongate his mandate. Even after his time interval expired on February 8, Farmajo continued to sign an extension alternative from the Residence of Commons, a switch that has angered every members of the opposition and the worldwide group, leading to…

Hordhac: Man City vs Tottenham – Finalka Carabao Cup, Taariikho Muhiim

Koobkii ugu horreeyey xilli ciyaareedkan ayaa maanta la kala qaadayaa waddanka Ingiriiska, waana finalka EFL Cup /Carabao Cup oo ay iskugu soo hadheen labada kooxood ee Manchester City iyo Tottenham Hotspur.Kulankan oo ka dhacaya garoonka qaranka ee Wembley, waxa loo ogolaaday in ay kasoo qayb-galaan taageereyaal tiradoodu tahay illaa 8,000 qof oo fadhiisan doona garoonka gudihiisa, kuwaas oo ilaalin doona kala-fogaanshaha.Manchester City ayaa u dagaallamaysa in ay xilli ciyaareedkan samayso taariikh oo ay ku wada guuleysato…

Hordhac: Leeds vs Man United – Colaadda Guunka Ah Ee U Dhaxaysa,

Labada kooxood ee cadaawadda badan u dhaxayso ee Leeds United iyo Manchester United ayaa galabta foodda isku daraya garoonka Elland Road, halkaas oo la filayo in taageereyaal mudaharaadaya ay ku ooriyaan Manchester United.Ciyaartan xamaasadda badan oo inta badan laga dareemo xafiiltan iyo cadaawad soo jireen ah ayaa waxa Leeds United ay halgan u geli doontaa sidii ay Red Devils u marin lahayd waddada Man City oo ay soo garaacday iyo Liverpool oo ay barbarro kusoo qabatay labadii ciyaarood ee ugu dambeeyey.Tababare Marcelo…

a Kamaru Usman XXL beats Jorge Masvidal again at

For the fourth time in a row, Kamaru Usman defended his world champion in welterweight from the Ultimate Fighting Championships (UFC), the world's most prestigious mixed martial arts league (MMA), on the night of April 24-25, 2021 in Jacksonville (Southeast). United States). The Nigerian defeated the American Jorge Masvidal by KO in UFC 261. Kamaru Usman is truly the welterweights king of the Ultimate Fighting Championships (UFC), the most prestigious mixed martial arts (MMA) league in the world. No offense to Jorge…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More