100-ka Ciyaartoy Ee Ugu Mushaharka Badan Guud Ahaan Isboortiga Iyo
Lionel Messi, Cristaino Ronaldo iyo Neymar oo kaliya ayaa noqday saddexda ciyaartoy ee kubadda cagta ah ee mushaharkoodu gaadhay ama ka batay $100 milyan dollar, laakiin saddexdoodan oo lagu daray Gareth Bale ayaa ah AFRTA ciyaartoy ee kubadda cagtu ku leeyahay 30ka ciyaartoy ee ugu mushaharka badan guud ahaan isboortiga.100ka ciyaartoy ee isboortiga dunida ugu mushaharka badan ayaa lasoo saaray, waxaana kaalinta koowaad galay feedhyahanka Conor McGregor oo sannadkii sameeya lacag isku-geynteedu tahay $208 milyan oo dollar,…