Egypt gathers allies to control Ethiopia’s stance on the Nile

Egypt gathers allies to control Ethiopia's stance on the Nile EDITORIAL | When Egyptian leader Abdel Fattah al-Sissi toured Djibouti last week on Thursday, it made history. During Djibouti's 43 years of independence, no Egyptian president had visited. Still, al-Sissi did not come for tourism or to relax on the beaches of the small Horn country of Africa. A broadcast released after a meeting…

Sawirro: Qorshaha kulanka siyaasiyiinta ugu miisaanka culus …

Muqdisho (Axadle) – Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhacay kulan ay isugu yimaadeen siyaasyiinta ugu miisaanka culus ee ka soo jeeda deegaanada maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, kuwaas oo qaarkood sanadihii lasoo dhaafay ay siyaasaddu kala geysay. Kulankaas oo ahaa qado Sharaf uu sameeyey guddoomiyihii hore ee golaha shacabka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, waxaa ka soo qeyb galay madaxweynaha Koofur Galbeed Cbadicasiis…

DAAWO: Kevin De Bruyne Oo Lagu Daray ‘Liiska Xiddigaha Ku Dhacay

Muuqaal lagu soo ururiyey dhacdooyinkii N’Golo Kante iyo Kevin de Bruyne ee finalkii Champions League, waqtiyadii ay labadoodu sida foolka-foolka ah iskaga hor yimaaddeen ayaa baraha bulshada in badan la iskula wadaagay.Xiddiga khadka dhexe ee N’Golo Kante ayaa jeebadda ku ritay Kevin de Bruyne, marar dhawr ahna ka xoogsaday kubadda, iyadoo mid ka ah ay halis geli lahayd Chelsea  haddii aanu Kante isku soo tuuri lahayn De Bruyne oo kubadda kala horreeyey, taas oo uu aadyar lugta kusoo fidiyey oo uu ka gujiyey.Finalkii…

Wargeyska MEN Oo Shaaciyey Liiska 25ka Xiddig Ee Manchester United Ee

Garoonka Old Trafford, waxa xilli ciyaareedka dambe isku heli doona 25 ciyaartoy oo waaweyn oo tababare Ole Gunnar Solskjaer uu nasiib u yeelan doono in uu layliyo, laakiin laga doonayo in uu la yimaaddo xeeladdii uu kaga dhigi lahaa kuwa ugu wanaagsan, isla markaana uu ugu dagaallami lahaa horyaalka Premier League.Manchester United oo kaalinta labaad  ka gashay horyaalka Premier League, waxa kale oo ay gaadhay finalka Europa League oo Villarreal ay kaga guuleysatay.In ay yimaaddeen labadan meelood ee ugu dambeeya, waxay…

Sawirro: Midowga Musharaxiinta oo Rooble u gudbiyey liiskii …

Muqdisho (Axadle) – Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa galabta xafiiskiisa kula kulmay xubno ka socday Golaha Midowga Musharaxiinta, kuwaas oo warbixin ka siday golaha. Xubnahaan oo kala ahaa Madaxweyneyaashii hore Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa ra’iisul wasaaraha u gudbiyey liiska xubnaha ay cabashada ka qabaan ee ku jira guddiyada doorashooyinka heer…

Muxuu Sameeyey Florentino Perez Ee Uu Ka Cadhooday Zidane? – Wargeyska

Real Madrid ayaan ka bixin bogagga hore ee wargeysyada muddooyinkii u dambeeyey, waxaana inta badan la hadal hayay mustaqbalka Zinedine Zidane oo maalinba wax cusub kasoo kordhayey, ilaa ugu dambayntii uu ku dhawaaqay in uu iscasilay.Toddobaadkii hore ayuu Zidane si rasmi ah ugu dhawaaqay in uu ka tegay kooxdaas, waxaana war qoraal ah oo ay Los Blancos soo saartay ay ku sheegtay in ay ixtiraamayso go’aanka uu gaadhay tababaruhu ee ah inuu iska tegayo.Taageereyaasha ayaa isweydiinayey sababta uu Zidane uga tegay kooxda iyadoo…

Lionel Messi, Lewandowski, N’Golo Kante: Sidee Loo Kala Horreeyaa

Abaal-marinta xiddiga adduunka ee Ballon d’Or iyo midda kale ee ay FIFA bixiso ee The Best, waxay illaa hadda u dhaxaysaa laba ciyaartoy oo Faransiis ah, laakiin waxa isbeddel ku keeni kara tartamada caalamiga ah ee Euro 2020 iyo Copa America ee bisha June ka bilaabmaya qaaradaha Yurub iyo Latin America.Xilli ciyaareedka dambe oo isaguna illaa qaybta hore lagu dari doono qiimaynta xiddigaha bandhigga wanaagsan sameeya, waxay iyaguna qayb ka qaadan doonaan go’aanka lagu xulanayo xiddiga ugu fiican sannadka ee la siinayo…

Air Algérie is gradually resuming connections

After almost 15 months without flights between France and Algeria, Air Algérie will reopen its flight connection between Paris and Algiers on Tuesday 1 June. Currently, Algerians in France have to make do with two flights a week, Tuesdays and Thursdays. A partial reopening that frustrates members of the community, sometimes deprived of seeing their families for over a year and a half.…

Kenya oo ku hanjabtay tallaabo cusub oo la xiriirta duulimaa…

Nairobi (Axadle) – Wasaaradda Arrimaha Dibadda Kenya ayaa ku hanjabtay inay qaadeyso talllaabo cusub oo ay gebi ahaanba ku joojineyso duulimaadyada Soomaaliya, kuwaas oo hadda u furan hay’adaha QM iyo kuwa gargaarka bani’aadanimo kadib markii laga xiray shacabka.  Kenya ayaa qoraal ay u dirtay ku wargalisay dhammaan ergooyinka Diblomaasiyadeed, Hay’adaha Qaramada Midoobay iyo Hay’adaha Caalamiga ah ee ku sugan Nairobi inay ogaatay si qaldan u…

Our airspace is still locked for Somalia, Kenya insists

Our airspace is still locked for Somalia, Kenya insists NAIROBI, Kenya - It will take a little longer before Kenya finally opens the airspace for Somalia, Nairobi has said, in the latest directive which could further affect the relationship between the two countries that have been in conflict for several months now. Even after diplomatic ties between the two nations were restored less than a…