AFRO, an African attempt to revolutionize

There are over 7,000 cryptocurrencies in the world and just a few dozen in Africa. And yet very few of them are actually used. Among the most promising projects is AFRO, a cryptocurrency launched in 2018 that addresses the Senegalese artist's Mansour Sy Kanakassy's idea. AFRO aims to be a pan-African cryptocurrency and in the service of development. Some countries have already adopted it for specific…

armed groups kill at least 50 civilians in

In the Democratic Republic of the Congo, armed groups, hitherto unidentified, killed at least 50 civilians during the night from Sunday to Monday, May 31, according to a still preliminary report from the Kivu Security Barometer. The attack took place in two villages in the territory of Irumu, in the province of Ituri, north of the border with Kivu. An attack of unprecedented scale. The attackers also…

reunion day between Imam Dicko and M5

A delegation from the movement that contributed to the downfall of the former Malian president IBK visited the priest in his home on Monday 31 May. Their relationship has developed into a roller coaster. This visit is a strategy for the M5 to sharpen its ranks. as reported from Bamako, Serge DanielTo see the pictures, the…

Muxuu Sergio Aguero Ka Yidhi Ku Biiristiisa Barcelona & Sharraxaad Uu

Sergio Aguero ayaa maanta si rasmi ah ugu wareegay Barcelona oo uu u saxeexay heshiis laba sannadood ah, isagoo si bilaash ah ugaga yimid Manchester City.Xiddiga reer Argentina ayaa soo afjaray toban sannadood oo uu u ciyaarayay Manchester City, waxaana uu ka degay Barcelona kaddib markii uu dhamaaday qandaraaskiisii Etihad Stadium, iyadoo kulankiisii ugu dambeeyey ee uu xidhay shaadhka City na uu ahaa finalkii Champions League ee niyad-jabku kasoo gaadhay.Sergio Aguero ayaa  qalinka ku duugay heshiis laba sannadood ah oo…

there is a role for jihadists in

Mali is still awaiting the announcement of the appointment of its new Prime Minister. More than a week after the arrest of Colonel Assimi Goïtade's military, former president and transitional minister, the country remains uncertain. French President Emmanuel Macron has threatened to withdraw French troops involved in the fight against terrorism if Mali gives in to the "temptation of radical Islam".…

RASMI: Xiddigii Sannadka, Weeraryahankii, Goolhayihii, Difaacii Iyo

Horyaalka Talyaaniga ee Serie A ayaa xiddigii ugu wanaagsanaa xilli ciyaareedkii dhamaaday ee 2020-21, waxaana ku guuleystay weeraryahanka reer Belgium ee Romelu Lukaku oo Inter Milan ka caawiyey in ay ku guuleysato horyaalka Talyaaniga.Lukaku oo xilli ciyaareedkan dhaliyey 24 gool iyo 11 caawimood oo uu sameeyey ayaa kooxdiisa ku hoggaamiyey horyaalkeedii ugu horreeyey muddo toban sannadood ah iyagoo soo afjaray muddo sagaal sannadood ahayd oo ay Juventus si xidhiidh ah horyaalka ugu guuleysanaysay.Kaddib markii xiddiga ugu…

Farmaajo iyo madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo uu khilaaf s…

Muqdisho (Axadle) – Sida ay Axadle u xaqiijiyeen mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug iyo Madaxtooyada Soomaaliya, waxaa khilaaf soo kala dhaxgalay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid.  Labadaan mas’uul ayaa isku khilaafay xil ka qaadistii uu Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug ku sameeyay Wasiirka Arrimaha Gudaha Maamulka Galmudug Cabdi Waayeel, kadib muran ka dhashay dhismaha Golaha…

Trent Alexander-Arnold Oo Laga Reebay Xulka Qaranka England Ee

Liiska kama dambaysta ah ee xulka qaranka England ee ka qayb-geli doona tartanka Euro 2020 ayaa lagu dhawaaqi doonaa Salaasada berri, iyadoo uu tababare Gareth Southgate u gudbin doono xidhiidhka kubadda cagta Yurub.Southgate ayaa hore usoo saaray liiska xulka qaranka England oo ka kooban 33 ciyaartoy, laakiin waxa laga doonayaa in uu ka saaro toddoba ciyaartoy oo uu ka dhigo 26 laacib oo ah tirada loo ogol yahay.Difaaca midig ee Liverpool ee Trent Alexander-Arnold oo hore looga saaray liiska xulka qaranka England ee…

Sergio Ramos Oo Shandaddiisa Ka Xidh-xidhay Spain, Heshiiska Bilaashka

Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa u dhow in ay gacanta ku dhigto kabtanka Real Madrid ee Sergio Ramos oo uu dhamaaday qandaraaskii uu ku joogay Santiago Bernabeu, isla markaana aan wali ogolaanin in uu saxeexo qandaraas cusub.Tababare Pep Guardiola ayaa xiisaynaya in kooxdiisa uu kusoo kordhiyo Sergio Ramos, si uu habkiisa difaaca ugu kordhiyo khibradda iyo hoggaaminta uu sannadaha badan ka helay garoomada, sida uu Thiago Silva sare ugu qaaday tayada Chelsea oo kale.Difaacan reer Spain oo Real Madrid u dhaliyey in ka…