Fasting can help you lose weight, say dietitians

There are dozens, maybe hundreds, of ways to lose weight. There is the Mediterranean diet, a low carb diet, the keto diet, the Paleo diet, the whole 30, the list goes on. One of the increasingly popular weight loss diets is intermittent fasting (IF), where you eat all your meals in a small eating window and fast for the rest of the day. And that's all. You technically do not have to give up any of your favorite dishes and you do not have to force yourself to…

SAADAASHA Wayne Rooney Ee EURO, Dalkiisa England Oo Loo Diiday & Xulka

Halyeeyga kubadda cagta England ee Wayne Rooney ayaa doortay xulka uu qabo inuu ku guuleysan doono tartanka EURO ee dhawaan furmaya xilli uu sidoo kale ka hadlay fursada dalkiisa England.Xulka uu ku taageeray ku guuleysiga Euro ayaa ah France oo ay dadku badi u rajaynayaan hanashada tartanka, xulka xiddigaha cajiibka ah wata ee tababare Didier Deschamps ayaa ah mid ay adkaan doonto in la helo xul hor istaaga.Rooney oo wargeyska The Times aragtidiisa ku qoray ayaa sheegay in xulka England uu ku jiro afar xul oo kamida kuwa…

saxophonist Doro Dimanta returns with

Doro Dimanta is back in Chad with a project to revive the traditional repertoire of Baguirmi, one of the country's three ancient kingdoms. Associated with the group Khalélé, sitarists among the rare last depositaries in this repertoire, the saxophonist has therefore recorded a dozen titles and now hopes to find a label in France to produce for them this amazing mix of jazz notes and traditional sounds in…

6 Best Ways to Make Bacon—Using Only Plants

"But what about bacon?!?!?" This is a very common question and concern from people considering reducing or eliminating meat from their diet. But rest assured, you can still enjoy your favorite foods and flavors, made plant-based. Plant-based bacon will not exactly replace the meaty, fatty, porky flavor of bacon—but it doesn't have to. Using eggplant, mushrooms, rice paper, and soy products will allow you to recreate and enjoy the essence and texture of bacon without the unhealthy baggage associated with pork bacon. This…

Dowladda Soomaaliya oo ciidamo horleh maanta geysay Dhuusama…

Dhuusamareeb (Axadle) – Wararka laga helayo gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dowladda Soomaaliya ay maanta ciidamo horleh ka dajisay gudaha garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur oo ku yaalla magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad goboleedka Galmudug. Ciidamadan oo ka mid ah kuwa sida gaarka ah u tababaran ee Gorgor ee Kumaandooska Soomaaliya ayaa gaaraya illaa 50 askari, sida ay ogaatay Axadle. Sidoo kale waxaa askartan kusoo dhoweeyey garoonka diyaaradaha ee magaalada Dhuusamareeb mas’uuliyiin ka tirsan dowlad…

Wararkii U Dambeeyey Suuqa Iibka Ciyaaryahanadda Ee Maanta Oo Ay Qodobbo

Paris St-Germain  ayuu madaxweynaheeda Nasse Al-Khelaifi sheegay in aanay marnaba kooxdaasi iibin doonin weeraryahanka reer France ee Kylian Mbappe oo 22 jir ah. (AS)Borussia Dortmund waxay go’aamisay qiimaha ay ku biisinayso weeraryahanka reer Norway ee Erling Braut Haaland oo 20 jir ah, waxaanay u sheegtay naadiyada doonaya inay la shir yimaaddaan 200 milyan oo Euro. (AS)Aston Villaa ayaa si weyn isku dhisaysa, waxaanay u dhaqaaqysaa laacibka khadka dhexe ee reer England ee James War-Prowse oo 26 jir ah maalmo kaddib…

Russian mercenaries left traps after Tripoli

Russian mercenaries have captured everything in Libya, from streets and houses to dolls, following the attack on the capital Tripoli, launched by Putist general Khalifa Haftar, the British daily The Independent reported on Monday. "Russian mercenaries fled the Libyan capital last summer, leaving behind booby-trapped houses and farms," ​​the newspaper quoted Libyan demining experts as saying. "They (Russian mercenaries) attached explosives to toilet seats, doors and teddy bears, designed to detonate when touched."…

Wararkii ugu dambeeyey qarax ka dhacay Balcad

Muqdisho (Axadle) – Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax nooca miinada ah oo barqanimadii maanta ka dhacay qeybo ka mid ah degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhexe, kaas oo geystay khasaare. Qaraxa ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu ka dhacay agagaarka iskuulka sare ee Balcad, waxaana uu ahaa nooca meelaha fog-fog laga hago. Wararka ayaa sheegaya in xilliga uu dhacayey qaraxan uu iskuulka ka socday imtixaan ay galayeen ardayda fasalka 8-aad ee dugsiga dhexe, siday ay inoo…

North Western of Somaliaruling party ‘rejects’ opposition alliance after

Ruling North Western of Somaliaparty 'rejects' opposition alliance after resounding defeat in polls HARGEISA, Somaliland - Somaliland's Kulmiye Party opposed the proposed alliance between the opposition Waddani formations and the UCID parties, which recorded a major victory in the latest polls, which drew observers from across Africa and the whole world. The Autonomous Region of North Western…

YAAB: Virgil Van Dijk Oo Lagu Daray Tababareyaasha Xulka Qaranka

Xiddiga Liverpool ee Virgil van Dijk ayaa door cusub ka ciyaari doona xulka qaranka Netherlands ee ka qayb-gelaya tartanka Euro 2020, waxaanu caawiye u noqonayaa tababare Frank de Boer.29 jirkan difaaca ah ayaa dhaawac ku maqnaa xilli ciyareedkii hore ee 2020-21 oo inta badan kooxdiisa Liverpool aanu u ciyaarin kaddib markii qalliin lagaga sameeyey jilibka bishii October, xilli horyaalku socday wax aan laba bilood ka badnayn.Ronald de Boer ayaa rajaynayay in Van Dijk uu qayb ka noqdo xulka qaranka Netherlands, hase yeeshee…