Frank Lampard Oo Magacaabay Shantii Xiddig Ee Ugu Fiicnaa Ee Uu Ka
Halyeyga reer England ee Frank Lampard ayaa magacaabay shantii xiddig ee ugu wanaagsanaa ee uu ka garab ciyaaray intii uu garoomada ku jiray, kuwaas oo uu kusoo daray hal laacib oo ay Manchester City u wada ciyaareen waqti kooban oo uu kooxdaas joogay.Lampard ayaa ka mid ahaa ciyaartoyda khadka dhexe ee ugu guulaha badan kubadda cagta Ingiriiska, waxaana 13 sannadood oo uu joogay Chelsea uu ku guuleystay koobab badan, laakiin waqtigii uu Manchester City ayay is heleen Sergio Aguero oo uu kusoo darsaday liiska ciyaartoydii…