A strong African upturn is expected in the Sahel

One week ago, Burkina Faso woke up to the news of a horrific massacre in the northern village of Solhan. You wrote a comment "warm»On social networks the day after this tragedy.Yes, there was a small personal dimension to this reaction. I learned the news of Solhan's tragedy when I landed in Dakar, after a week in Ouagadougou, as part of WATHI's advocating efforts for health system reforms in the region. So far from…

Kylian Mbappe Oo Qumbulad Ku Tuuray PSG: “Waxa Aan Rajaynayaa In

Qandaraaska uu Kylian Mbappe kula jiro PSG waxa uu dhamaanayaa xagaaga dambe, waxaanu laacibkani mugdi sii gelinayaa mustaqbalkiisa kooxdan iyo haddii uu sii joogayo, isagoo qiray in aanu garanayn inay tahay kooxda u wanaagsan isaga iyo in kale.Mbappe oo k mid h ciyaryahannada ugu wanaagsan dunida, da’diisuna tahay 22 jir, waxa si weyn u raadinaysa kooxda reer Spain ee Real Madrid iyo naadiyo kale oo ka dhisan horyaalka Premier League.Iyadoo 12 bilood oo kali ahi ka hadhsan yihiin heshiiskiisa PSG, Kylian Mbappe ayaa…

VIDEO: Go’aan Garsoore Oo Dad Badan Ka Yaabiyay Oo Ka Dhacay Kulankii

Go’aan offside oo la dhigay kulankii furitaanka koobka Qaramada Yurub ee u dhaxeeyay Talyaaniga iyo Turkiga ayaa noqday hadalheynta ugu weyn ee baraha bulshada iyadoo dad badan ay ka doodeen inay aheyd go’aan sax ah ama mid qalad ah.Daqiiqadii 46aad ee kulankii ka tirsanaa Group A xalay oo Jimce aheyd ayaa weeraryahanka Italy Lorenzo Insigne ayaa go’aansaday inuu koorno gaaban u baaso saaxiibkiisa Domenico Berardi oo taagnaa xariiqda goolka gadaashiisa.Italy with the worst corner ever lmfao offside…

“They carry heavy luggage ten hours a day”

Saturday 12 June is World Day Against Child Labor, a day organized under the auspices of the UN. Three days ago, Unicef ​​and the International Labor Organization pointed out in a report the increase in the number of children forced to work in the world due to the effects of the pandemic. Children's rights NGOs warn of the physical, health and economic consequences of these forms of exploitation for minors. The majority of them are between 5 and 11 years old. According toa report published by Unicef ​​and the…

John Gachie: Soomaaliya ayaa ku adkaatay loolankii Kenya

Nairobi (Axadle) – Dowladda Kenya ayaa Khamiistii qaaday tallaabo lama filaan ah oo ay dib ugu furtay duulimaadyadii Soomaaliya, bil un kadib markii ay sheegtay inay hakisay illaa muddo saddex bilood ah. Kenya ayaa go’aanka ay qaadatay ku macneysay “niyad wanaag muujin” ayada oo rajeyneysa inuu hoggaamin karo in xiriirka labada dal uu si buuxda caadi ugu soo noqdo. John Gachie, oo taxliiliya siyaasadda Geeska Afrika, ayaa wargeyska The Standard u sheegay in Kenya laga adkaaday oo ay dhexda ka taagan yahay xaalad adag,…

Mareykanka oo Imaaraadka Carabta uga baxay heshiiskii Israel…

Washington (Axadle) – Maamulka madaxweyne Joe Biden ee Mareykanka ayaa Imaaraadka Carabta u qabtay in laba mid doortaan, xilli uu kordhayo khilaaf soo kala dhex-galay labada dowladood. Washington ayaa Abu Dhabi u sheegtay inay qalabka shirkadda Shiineeska ay Huawei ka saarto shabakadaheeda afarta sano ee soo socoto gudahood, haddii kale la baabi’in doono heshiiska ay kula jirta Washington ee ay ku iibsaneyso diyaaradaha dagaalka F-35 iyo kuwa…

Ra’iisul Wasaare Rooble oo ka hadlay haddii uu is-sharxayo -…

Muqdisho (Axadle) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa meesha ka saaray inuu damac uga jiro xilka madaxweynaha Soomaaliya, wuxuuna shaaciyey inuusan is-sharxi doonin doorashada la filayo inay dhowaan dalka ka dhacdo.  Rooble oo ka hadlay munaasabad ka dhacday degmada Dayniile ayaa adkeeyey ballan-qaadka xukuumadda ee ku aaddanaa hoggaaminta geeddi socodka doorasho daah-furan oo deg deg ah, laguna kalsoonaan karo, wuxuuna…

legislative election, new stage in the magazine

The offices will open this Saturday at 8. 24 million voters are urged to elect the 407 deputies to the National People's Congress, for a five-year term, in early legislative elections. This election, organized after the revision of the constitution, marks a new stage in the roadmap that an Algerian power has set out in search of legitimacy, more than two years after the fall of former President Abdelaziz Bouteflika. If the former National Assembly was dominated by the FLN and RND parties, its composition could change.…

Digashadii Wasiir Dubbe iyo dareenka waalidiinta ubadku uga …

Muqdisho waxa ay wehel u noqotay maalmo waalidiin hooyooyin u badan qabowga iyo kuleylkuba ugu darsamay hurdo la’aan iyo harsasho la’aan ku riday maqnaashaha caruurtooda oo nolol iyo heeri midna aysan ku heyn. Waa dareen xanuunkiisa leh ubad aad dhashay oo kaa maqan, balse waxa ka sii xanuun badan dowladdii mas’uuliyadda dhalinyaradaas qaaday oo Wasiir Dubbe u soo adeegsatay waalidka si uu laabkiciyo, uguna digto, udiir nixid warkii iskaba daa.…

in Haut Katanga, the authorities want

In the Katanga region, most children work either in mining sites or in informal trade. This is an obstacle to their education. To deal with this, the provincial government of Haut Katanga has just set up the committee to combat the worst forms of child labor in order to bring these children back to school. as reported from…