RASMI: Mohamed Salah Oo Ku Guuleystay Abaal-marinta PFA Ee
Xiddiga reer Masar ee Mohamed Salah ayaa ku guuleystay abaal-marinta xiddiga Ingiriiska ee PFA ee ay taageereyaashu u codeeyaan.Mohamed Salah ayay jamaahiirtu u doorteen in uu ahaa ciyaartoygii ugu fiicnaa horyaalka Premier League ee xilli ciyaareedkii 2020/21, kaddib markii uu dhaliyey 22 gool oo horyaalka ah, shan kale oo caawin ahna uu raaciyey.Inkasta oo aanu midkoodna helin abaal-marinaha xiddiga sannadka ee PFA iyo FWA, haddana jamaahiirta ayaa u xushay Salah inuu ahaa ciyaartoyga ugu wanaagsan.28 jirkan ayaa waqti…