The #1 Best Protein Shake to Drink, According to a Dietitian

Protein shakes are heaven-sent for the on-the-go crowd who understands the importance of the muscle-building macro. But, understanding why people need to boost their protein intake and actually getting in the right amount of protein are not always one and the same. (Related: This Is Exactly How Much Protein To Eat A Day For Weight Loss.) Yes, cooking up a chicken breast or other piece of meat will give your body muscle-building protein. But in reality, most people don't have the time (or energy) to do that every single day.…

Maxaa looga hadlayaa kulanka u socdo Rooble, Maamul Goboleed…

Muqdisho (Axadle) – Waxaa hadda kulan ku leh Teendhada Afisiyooni Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta, Madaxda Shanta Dowlad Goboleed, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir & Wakiilada Beesha Caalamka. Ra’isulwasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta  Maxamed Xuseen Rooble ayaa shir guddoominayo kulanka, waxayna wararka sheegayaan in looga hadlayo sidii loo fulin lahaa heshiiskii ay Khamiistii Muqdisho ku kala saxiideyn Dowladda Dhexe iyo Maamul…

GANTAAL Culus: Guardiola Oo La Weydiiyay In Inantiisa Uu Shukaansado

Tababaraha kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa hadal gantaal ah ku riday khadka dhexe ee kooxda Tottenham ee Dele Alli kaas oo ay muddooyinkii ugu dambeeyay soo baxayeen warar sheegaya inuu inantiisa jacayl la bilaabay.Pep ayaa caawa isaga oo hormood u ah kooxdiisa City ciyaarsiinaya kulanka Final-ka Champions League oo ay kaga hortagayaan Chelsea iyo macalinkeeda Thomas Tuchel.Kahor kulankaas, waraysi uu bixiyay tababaraha ree Spain ayuu si dadban u duray Dele Alli isaga oo uga wareegay dhinaca abaarta koobab…

One Major Side Effect of Yo-Yo Dieting, Says New Study

Women who have a history of yo-yo dieting—also called weight cycling—are significantly more likely to have insomnia and other sleep problems, even if they've only had one incidence of losing and regaining 10 pounds, according to a new study in The Journal of Cardiovascular Nursing. Researchers looked at data on 506 women, average age 37, who are taking part in a research project for the American Heart Association. About 72% of participants reported one or more episodes of weight cycling, excluding pregnancy, and this…

Covid-19 in Gabon: easing of measures

In Gabon, the curfew from 18.00, which has been in force since February, will be postponed to prevent the spread of Covid-19, from 21:00. The announcement was made on the evening of Friday, May 28, by President Ali Bongo Ondimba in a statement to the nation. Ali Bongo Ondimba claims that he has led to several barrier measures…

Siddeed Xiddig Oo Ka Tegaya Liverpool, Kooxda Uu Pogba Ku Riyoonayo,

Manchester Ctiy ayaa isku diyaarinaysa in ay xagaagan iibiso weeraryahanka reer England ee Raheem Sterling oo 26 jir ah, kaddib lix sannadood oo uu kooxdaas u ciyaaray. (Mail)Weeraryahanka Borussia Dortmund ee Erling Brayut Haaland oo 20 jir ah, waxa uu sheegay in uu ixtiraamayo heshiiska uu kula jiro kooxdiisa, taas oo ka dhigan in aanu ka tegayn xagaagan. (Viaplay)Barcelona waxay kalsooni ku qabtaa in ay dhamaystiri doonto saxeexa weeraryahanka reer Argentina ee Sergio Aguero oo 32 jir ah iyo Georginio Wijnaldum oo 30 jir…

PUNTLAND oo howl-gal ku dishay saraakiil ka tirsanaa Daacish…

Garoowe (Axadle) – War qoraal ah oo kasoo baxay taliska ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee PSF-ta Puntland ayaa waxaa faah faahin looga bixiyey howl-gal qorsheysan oo ay ka fuliyeen dhulka buuraleyda ah ee gobolka Bari ee maamulkaasi. Qoraalkan ayaa waxaa lagu sheegay in howl-galkaasi oo laga fuliyey togga Il-Cameyra ee buuraleyda Calmiskaad lagu dilay saraakiil sar sare oo ka…

after the agreement with the IMF, what is it

In the Democratic Republic of Congo (DRC), after a three-week marathon of negotiations, governments and the International Monetary Fund (IMF) agreed on the content of a three-year program. The announcement was made on Friday 28 May. Yes The agreement validated by the IMF Board, the DRC could start receiving an initial payment,…

The United States is leading partners in celebrating Somalia’s political pact before the election

The United States is leading partners in celebrating Somalia's political pact before the election WASHINGTON, USA - The United States has described the latest election pact in Somalia as "on time" just hours after the political leadership signed the agreement, which would ensure that the country holds elections within the next two months, in addition to conducting a number of local issues. Prime…

Tottenham Oo Isniinta Dib Usoo Ceshanaysa Pochettino Oo Isaguna

Kooxda kubadda cagta Tottenham ayaa wada-hadallo la bilaabaysa PSG oo ay doonayso, in ay dib uga soo ceshato tababaraheedii hore ee Mauricio Pochettino, kaas oo isagana la wariyey in uu doonayo in uu iskaga tago Faransiiska oo uu muddo kooban joogay.Pochettino ayaa waqti guul lagu tilmaami karayo ku qaatay Tottenham sannadihii u dhexeeyey 2014 illaa 2019, laakiin waxa shaqada laga caydhiyey bishii November kaddib markii ay kooxdu u degtay kaalinta 14aad ee  horyaalka Premier League, iyadoo uu xilli ciyaareedkii horena keenay…