CAJIIB: Dareenka Xanuunka Badan Ee Uu Soo Maray Tababare Mancini Oo Uu
Tababaraha xulka qaranka Talyaaniga ee Roberto Mancini ayaa u muuqda mid dhammaan ciyaaryahanada dalkiisa ka badbaadinaya xanuun uu isagu hadda kahor kasoo maray isla dalkaas isaga oo ciyaartoy ah.Xulka Talyaaniga ayaa lagu sifayn karaa midka ugu cajiibsan dalalka ilaa haatan bandhigyada ku samaynaya tartanka Euro 2020 iyaga oo sagaal dhibcood kaga soo baxay Group-kooda, toddoba gool soo dhaliyay isla markaana aan wax gool ah laga dhalin.Talyaaniga ayaa min 3-0 uga soo adkaaday xulalka Switzerlands iyo Turkey halka ay 1-0 ku…