RASMI: KOOXDA Sannadka Ee Premier League Oo Lasoo Saaray – Kane, Salah

Manchester City ayaa hoggaaminaysa kooxda sannadka ee horyaalka waddanka Ingiriiska, waxaanay ku yeelatay lix laacib oo ka mid ah ciyaaryahannadii tiir-dhexaadka u ahaa ee u horseeday guushii horyaalka Premier League.Pep Guardiola oo ay kooxdiisu saddex jeer ku guuleysatay horyaalka Premier League afartii sannadood ee ugu dambeeyey, ayaa waxay sannadkan qaadatay horyaalka iyadoo 12 dhibcood ka horreysa Manchester United oo labaad ku jirtay.City ayaa laga dhaliyey kaliya 32 gool xilli ciyaareedka oo dhan 38kii kulan ee…

Mucaaradka oo bogaadiyey tallaabadii uu maanta qaaday Rooble…

Muqdisho (Axadle) – Xildhibaan Mahad Salaad oo kamid ah garabka mucaaridka ayaa si weyn usoo dhaweeyay tallaabo uu sheegay inuu qaaday ra’iisal wasaaraha xil-gaarsiinta, kadib dalab ay u direen xildhibaano uu kamid yahay. Mahad ayaa sheegay in Rooble uu ka dambeeyo amarka uu taliska ciidamada booliska Soomaaliyeed uu maanta ku bedelay qaar kamid ah ciidamadii Asluubta ee ku sugnaa xarumaha dowladda iyo kontoroolo muhiim ah. “Waxaan bogaadinayaa…

EDITORIAL: Safety lifts risk of fragile mutual belief in Somalia

EDITORIAL | Somalia's outgoing federal government officials must satisfactorily clarify the security incident in which a convoy of former President Hassan Sheikh Mohamud was shot in Mogadishu. On Wednesday afternoon, the Custodial Corps, Somalia's prison guards, saw shooting at Mrs Mohamud's entourage. His allies have claimed it was an assassination attempt. But whether we agree with that etiquette or not, it is something that the federal government should investigate and provide adequate information not only to Mr…

GO’AAN La Sugayay – Man United Oo Ka Tashatay Haddii Ay Cristiano

Kooxda Manchester United ayaa lagu soo warramayaa inay go’aan ka gaadhay saxeexa weeraryahanka Juventus ee Cristiano Ronaldo oo lala xidhiidhinayo inay dib ula soo saxeexanayso suuqa xagaaga sanadkan 2021.Sida aanu warbixin hore idiinku soo gudbinay, Ronaldo ayay Juventus go’aan ka qaadatay mustaqbalkiisa iyadoo u sheegtay inuu fasax yahay oo albaabada kooxdu u furan yihiin haddiiba uu isagu doonayo inuu baxo.Heshiiska uu Ronaldo kula joogo Juve ayaa ah mid dhacaya June 2022 waxaana u hadhsan hal xilli ciyaareed iyadoo hadda…

Jenaraal Xuud oo Rooble uga digay ‘qorshe uu damacsan yahay’…

Beledweyne (Axadle) – Hoggaamiyaha Golaha la magac baxay Kacdoonka Hiiraan Jenaraal Abuukar Xaaji Warsame Xuud ayaa digniin culus hawada usoo mariyey Ra’iisul wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble. enaraal Xuud ayaa sheegay inuu Ra’iisul Wasaare Rooble uga digaayo inuu Beledweyne yimaado isaga oo uu la socdo madaxweynaha HirShabeelle Cali Guudlaawe Xuseen, oo uu sheegay inaysan aqoonsaneyn. “Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya…

the Paris Board of Appeal confirms the seizure of a

The Paris Court of Appeal on Thursday, June 3, confirmed the seizure of a jet belonging to Congolese President Denis Sassou-Nguesso. The case dates back to June last year: the plane, a Falcon 7X, had been immobilized at the request of the company Commissimpex, which for decades has demanded that Congo settle a debt of more than one billion euros.…

Waligii Isma Bedelayo!! – Pique Oo Kaftan Kusoo Dhaweeyay Eric Garcia

Daafaca dhexe ee kooxda Barcelona ee Gerard Pique ayaa kaftan kusoo dhaweeyay saaxiibkiisa cusub ee kooxda ee Eric Garcia xilli uu ka hadlay waxa ay ku kala duwanaan karaan.Garcia ayaa maray wado aad ugu dhaw mida Pique soo maray bilawgii waayihiisa ciyaareed maadaama oo ay labaduba iyagoo da’yar ka wada tageen akaademiga Barcelona ee La Masia isla markaana kasoo ciyaareen magaalada Manchester.Pique ayaa usoo ciyaaray Manchester United halka Garcia uu usoo ciyaaray Manchester City iyadoo labada ciyaaryahanba ay koobab kusoo…

Bamako wants to be reassuring towards France

France temporarily suspended joint military operations with Malian forces on Thursday, June 3. The least we can say is that this announcement does not leave indifferent, especially not the junta in power. as reported from Bamako, Serge DanielAccording to RFI information, official and / or private initiatives are already…

What Happens to Your Heart When You Eat Oatmeal

What can't oatmeal do? This breakfast staple is full of all kinds of health benefits that are incredible for your body. From being one of the best breakfasts to live longer, to helping you lose weight, having oatmeal as a part of your regular diet will truly pay off in the long run. But did you also know that oatmeal is good for your heart health? Many experts will call oatmeal a "heart-healthy" breakfast, and according to science, there is a lot of evidence to back up this claim. Here are the specific ways oatmeal can help…

“Waan Ku Farxi Doonaa Haddii Uu Nagu Soo Biiro, Isagu Waa Guuleyste” –

Hormoodka kooxda AC Milan ee Zlatan Ibrahimovic ayaa shaaca ka qaaday sida uu ula dhacsan yahay weeraryahanka kooxda Chelsea ee Olivier Giroud.Weeraryahanka Chelsea ayaa la aaminsan yahay inuu ku dhaw yahay heshiis uu ugu wareegayo Rossoneri waxaana la sheegayaa inuu ku faraxsan yahay inay iska garab ciyaaraan Ibrahimovic.Ciyaaryahanka Swede-ka ah ayaa sidoo kale ka hadlay suurogalnimada uu kooxda qaab xor ah ugaga tagi karo goolhaye Gianluigi Donnarumma kaas oo ay xiisaynayaan PSG, Barcelona iyo Chelsea.Ibrahimovic ayaa…