The Worst Drinks for Belly Fat, According to Science

We're going to say it—targeting that dreaded belly fat isn't the easiest. And it's more than just doing countless ab exercises. It's all about what you're putting in your body, too. Some foods are likely contributing to belly fat, and the same can be said for drinks. Yes, what you're sipping on can be adding more belly fat. This type of fat is called visceral fat and it can be dangerous to your overall health, as it surrounds your organs. Visceral fat is not only linked to heart disease and diabetes, but some studies have…

HESHIIS BUUXA: Barcelona Oo Kaliya Inay Shaaciso Uga Hadhay

Kooxda Barcelona ayaa qarka u saaran saxeexa weeraryahanka ka tagaya Lyon ee Memphis Depay kaas oo u noqonaya heshiiskii afraad ee rasmi ah ee ay ku dhawaaqaan maalmihii ugu dambeeyay.Kooxda ree Catalan ayaa xilli horeba dhammaystirtay saxeexyada Sergio Aguero iyo Eric Garcia oo labaduba qaab xor ah ugaga imanaya Man City marka bishani dhammaato.Sidoo kale Barcelona ayaa dhaqan gelisay qoddob dhigaya inay dib ugala soo wareegaan Real Betis daafaca midig ee Emerson Royal kaas oo 9 Milyan oo euro ay kusoo qaateen.Haatan…

how to understand this ad?

On Thursday, June 3, France announced the suspension of its joint military operations with Malian forces and advisory missions. An unexpected and strong announcement, even if only part of the French anti-terrorist force Barkhane is suspended, and that this decision will be reconsidered "in the coming days". How is this message understood?…

15 “Weight loss” foods that do not work

If you try lose weight, you are probably wondering what types of foods will help you reach your goals. With so much conflicting information out there, it can feel overwhelming to know where to start. As a registered dietitian with many years of experience, I am here to clear the confusion and put you on the path to success with weight loss. Here are 15 "weight loss" foods that do not actually work. Read on - and to ensure your health and the health of others,…

Sawirro: DF oo qaaday tallaabo jawaab u ah rasaastii lagu fu…

Muqdisho (Axadle) – Dowladda ayaa maanta qaaday tallaabo deg-deg ah oo ay uga jawaabeyso dhacdadii ay ciidamada Asluubta ku xabadeeyen kolonyo gawaari ah oo la socotay madaxweynihii hore ee dalka, Xasan Sheekh Maxamuud. Taliska ciidanka booliska Soomaaliyeed, Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa amray in ciidamada Asluubta laga wareejiyo xarumo dowladeed oo ku yaalla degmada Xamarweyne, kadib dhacdadii Arbacada. Kadib amarka Xijaar, waxaa gebi…

R/W Rooble oo looga digay qorshe lagu boobayo kuraasta xildh…

Muqdisho (Axadle) – Qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka beelaha Banaadiriga oo warbaahinta kula hadlay Caasimadda Muqdisho ayaa fariin u diray Ra’iisul wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble, iyagoo ka codsaday inuu u madax-baneeyo inay soo magacawdaan xubnaha guddiyada doorashooyinka ku meteli doona. Odayaasha dhaqanka beelaha Banaadiriga oo marka hore soo dhaweeyey heshiiskii dhawaan laga gaaray khilaafkii doorashooyinka ayaa sheegay in guddiyadii cabashada laga keenay ay ku metelayeen xubno aan laga…

One Major Effect of Eating Pasta, Says Science

Whether you're a regular consumer of rotini or are passionate about penne, pasta is a staple food in countless homes around the world. However, pasta is good for more than just your tastebuds—research suggests that regular pasta consumption may benefit your health, too. According to a 2020 study published in the journal Frontiers in Nutrition, people who regularly eat pasta are more likely to eat a nutrient-rich diet. In evaluating a population of 323 children between ages 2 and 18 and a population of 400 adults aged 19 or…

YAAB: Taageerayaal Sawir La Galayay Oo Dhaawacay Neymar Kahor Copa

Garabka weerar ee xulka qaranka Brazil iyo kooxda Paris Saint-Germain ee Neymar Jr ayaa la xusayaa inay dhaawac gaadhsiiyeen qaar kamida jamaahiirta dalkiisu.Dhaawaca gaadhay Neymar ayaan ahayn mid ulakac ah balse laba kamida jamaahiirta ree Brazil oo isku dayay inay sawir la galaan isla markaana dhinaciisa u yaacay ayaa nasiib daro ku siibtay iyaga oo sidaas dhaawaca ku gaadhsiiyay.Neymar ayaa goobta ka dhaqaaqay isaga oo dhutinaya lagana dareemayo inay wax gaadheen, tababaraha xulka ee Tite ayaan wali wax war ah oo rasmi…

Maxay Tahay Sababta Ay Xiddigaha Xulka Brazil Uga Soo Horjeedaan In

Tababaraha xulka qaranka Brazil ee Tite ayaa shaaca ka qaaday in xiddigaha xulkiisu ay kasoo horjeedaan go’aanka xilli dambe dalkooda loogu wareejiyay masuuliyada ah inay Copa America martigeliyaan gudaha bishan June.Xidhiidhka kubadda cagta ee CONMEBOL ayaa shaaciyay inay dalalka Argentina iyo Colombia ka qaadeen masuuliyada martigelinta tartanka iyaga oo uga wareejiyay Colombia xasilooni daro halka ay Argentina korodhka Korona Fayras uga qaadeen.Kabtanka xulka Brazil ee Casemiro ayaan kasoo muuqan shirkii jaraa’id ee ugu…

Deni oo shaaciyey waxa dhici kara ‘haddii la fulin waayo’ he…

Garoowe (Axadle) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland oo ka qeyb-galay munaasibad soo dhoweyn ah loogu sameeyay degmada Qardho, ayaa ka hadlay xaalada dalka iyo heshiiskii dhawaan lagu saxiixay Caasimadda Muqdisho ee arrimaha doorashooyinka. Madaxweyne Deni ayaa sheegay in Soomaaliya ay xilligaan mareyso meel halis ah oo loo baahan yahay in dhammaan bulshada Soomaaliyeed ay u…