Michael Owen Oo Saadaaliyay Kulanka Derby-ga Ah Ee Caawa Wembley
Halyeeyga kubadda cagta England ee Michael Owen ayaa dhiibtay saadaashiisa kulanka caawa dhex maraya dalkiisa England iyo dhigooda Scotland oo wareega labaad ee Group-yada fooda isku daraya gegida Wembley Stadium.Xulka lagu naanayso ayaa guul ay gaadhaan ku xaqiiqsan kara booskooda wareega 16-ka ee Euro 2020 halka Scotland ay si weyn ugu baahi qabaan guul ay kaga soo kabtaan guuldarradii ay kala kulmeen dhigooda Czech Republic.Owen oo ka hadlaya kulanka caawa ayaa sheegay in England aysan ciyaartii hore qaabkii ugu fiicnaa…