Zidane tells gamers he intends to depart

Actual Madrid coach Zinedine Zidane is claimed to have advised his gamers that he's leaving at the tip of the season. The Frenchman has already left the Santiago Bernabeu as soon as earlier than and resigned after securing a 3rd Champions League triumph in a row in 2018. He returned in March 2019 and gained the league title a yr later, however now appears set to resign once more. Zidane has advised the gamers that he'll go away at the tip of the season | Soccrates Photographs / Getty PhotographsObjective report that Zidane…

Mercenaries in Libya break ceasefire: UN chief

The UN chief has reiterated his name to withdraw international fighters and mercenaries from Libya and finish violations of the UN arms embargo, saying these are "crucial parts" for lasting peace within the North African nation and area. Secretary-Basic Antonio Guterres mentioned in a report back to the UN Safety Council obtained by the Related Press (AP) that the graceful switch of energy to a brand new interim authorities, which took energy in March, "offers renewed hope for the reunification of the…

Paul Pogba Ayaa Yidhi: “N’Golo Kante Waa Khiyaanoole Weyn, Haddana Ma

Xiddiga dhexe uga ciyaara Manchester United ee Paul Pogba ayaa sheegay in kubbad-burburiyaha Chelsea iyo xulka France ee N’Golo Kante uu khiyaanooyin badan sameeyo, laakiin uu haddana yahay canug caqli iyo xeelad badan.N’Golo Kante ayaa ka mid ahaa ciyaartoyda khadka dhexe ee ugu wanaagsan Yurub tan iyo markii uu dunida kaga yaabsaday kubaddiisa layaabka leh ee aad mooddo in uu la ballamay halka ay marayso xilligii Leicester Metropolis ay Leicester Metropolis oo kasoo dallacday heerka labaad kala soo wareegtay kooxda reer…

ongoing negotiations for the formation of a

Following his resignation on Friday, Could 14, and his authorities's mandate, Malia's Prime Minister Moctar Ouane, who was remodeled into the transitional president, Bah N'daw, was appointed to type a brand new authorities. Negotiations are ongoing however the job is presently troublesome. as reported from Bamako, Serge…

“Waxa Jirta Waqtiyo Aad U Baahan Tahay Isbeddel Oo Qof Walba Ay U

Isku-diyaarinta Actual Madrid ee kulanka adag ee caawa fiidka hore ay la ciyaari doonaan Athletic Bilbao ayaa waxa caqabad ku noqday wararka sida qumbuladda ugu soo dhacay kooxda ee sheegaya in uu Zinedine Zidane ka tegayo dhamaadka xilli ciyaareedka, iyadoo uu horeba ciyaartoyda kooxda  ugu sii wargeliyey in aanu sii ahaan doonin tababarahooda xilli ciyaareedka dambe.Los Blancos ayaa caawa marti ku ah Estadio San Mames, waxaanay u baahan yihiin guul si ay hoggaanka ula wareegaan haddii ay dhibco lumiso Atletico Madrid oo…

Soomaaliya ayaa war cusub ka soo saartay khilaafka Falastiin iyo Israa’iil – Axadle

Muqdisho (Axadle) Safiirka Soomaaliya ee UN-ka Abuukar Cusmaan Baale ayaa si kulul u cambaareeyay weerarada iyo duqeymaha Israel ay ka wado dhulka Falastiin wuxuuna cadeeyay in Soomaaliya dambi tahay Amb. Bale ayaa xusay in dowladda federaalka ay u taagan tahay in shacabka Falastiin ay helaan xuquuqdooda oo dhameystiran. “Soomaaliya waxay garab taagan tahay Falastiin sidii ay u heli…

Sidee Ayaad Dhulka Dushiisa Qaladkaas Oo Kale Ugu Samayn Kartaa? –

Leicester Metropolis ayaa xalay ku guuleysatay FA Cup markii ugu horreysay taariikhdeeda iyagoo 1-0 kaga badiyey Chelsea oo ay finalka iskugu yimaaddeen.Ciyaartaas ayaa ahayd finalkii ugu horreeyey ee Thomas Tuchel uu keeno Chelsea, laakiin gool madi ah oo uu Tielemans ka dhaliyey kaas oo Leicester Metropolis u go’aamiyey guusha koobka FA Cup.Kulanka xalay, tababare Thomas Tuchel ayay kooxdiisu lumisay fursado badan, waxaana ku jirtay kubbad ay dhaliyeen oo VAR ka diidday dhamaadkii iyo kubbad kale oo lavatory qaatay in ay…

Kaddib Marka Uu Ka Tago Actual Madrid, LABADA Shaqo Ee Zinedine Zidane

Zinedine Zidane ayaa ku wargeliyey ciyaartoyda Actual Madrid in uu ka tegayo kooxda marka uu dhamaado xilli ciyaareedkan labada kulan ee kali ahi ka hadhsan yihiin, sidii shabakadaha Laacib.web & Gool24 ay horraantii toddobaadkan qoreen.Warbaahinta waaweyn ee dunida ayaa xalay helay xogtan aanu toddobaad ka hor sii baahinay, waxaanay la xaqiijiyey in Zinedine Zidane uu ciyaartoyda kooxdiisa u sheegay in aanu sii ahaan doonin tababaraha Actual Madrid xilli ciyaareedka dambe, isla markaana uu shaqada ka tegi doono iyadoo…

Xigasho: Joojinta Dakhliga Maamulka Gobolka Banaadir + Sababta – Axadle

Muqdisho (Axadle) - Ilo xog ogaal ah ayaa Axadle u sheegay in uu dhammaaday maamulkii gobolka ee Banaadir. Canshuurta waxaa laga qaaday shirkadaha, guryaha, miisaaniyadaha iyo guryaha kale ee Caasimadda Muqdisho. Sababta shaqada looga joojiyay ayaa lagu sheegay inay tahay shirkada gaarka loo leeyahay oo shaqadii joojisay iyo nidaamkeeda heerka sare ah oo joojiyay wadashaqeynta…

Hordhac: West Brom vs Liverpool – Reds Oo Dhibic Kaliya U Jirsan Karta

Liverpool ayaa si dhab ah usoo noolayn karta kaalinteeda afraad ee horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League marka ay galabta u safarto magaalada Birmingham oo ay ugu tegayso West Brom oo waqti horeba bathroom xaqiijiyey in ay heerka labaad ka ciyaari doono fasal ciyaareedka dambe oo ay ka dhacday sallaanka Premier League.Reds ayaa u safraysa The Hawthorns iyadoo sidata guul weyn oo 4-2 ah oo ay kasoo gaadhay Manchester United oo ay dhamaadka toddobaadkii hore kusoo garaacday Outdated Trafford, halka West Brom ay…