Shaxaha Rasmiga Ah Ee England vs Germany – Southgate Oo Isbeddello
Xulka qaranka England ayaa garoonka Wembley ku qaabbilaya dhiggiisa Germany oo ay isku haleelayaan wareegga 16ka tartanka Euro 2020.Ingiriiska ayaa xasuusan waqtiyadii murugada badnaa ee ay iska hor yimaaddeen Jarmalka oo saddex jeer ay tartamada Euro iyo Koobka Adduunka ka reebeen. Koobkii Adduunka 1990kii ee Talyaaniga, Euro 96 iyo Koobkii Adduunka 2010 ee South Afrika ayuu Jarmalku ka reebay Ingiriiska.Tababaraha xulka qaranka England ee Gareth Southgate ayaa sameeyey isbeddello khadka dhexe, difaaca iyo weerarka ah,…