Mushaharka Ciyaaryahanadda Manchester United Oo La Shaaciyey & Halka Uu
Mushaharka ciyaartoyda Manchester United ayaa la shaaciyey kaddib markii ay kooxdaasi lasoo saxeexatay xiddiga reer England ee Jadon Sancho, kaas oo ku biiraya xiddigaha gunnada ugu badan ay United siiso.Red Devils ayaa shalay shaacisay inay heshiis mabda’ ah la gaadhay Jadon Sancho, sidoo kalena ay kooxdiisa Borussia Dortmund wada gaadheen heshiis ay laacibkan ku kala iibsanayaan oo qiimihiisu yahay £73 milyan oo Gini, taas oo ka dhigaysa ciyaartoygii labaad ee Ingiriis ah ee abid ugu qaalisanaa ee la kala iibsado.Sancho…