Shaxda Kooxdii Ugu Fiicnayd Euro Wareegii Siddeed Dhammaadka & Xulka
Shabakadda ururinta xogaha kala duwan ee kubadda cagta ee Whscored.com ayaa markan soo saartay shaxda ay u dooratay midii ugu fiicnayd wareegii siddeed dhammaadka ee Euro 2020 oo xalay si rasmi ah usoo dhammaaday kaddib laba habeen oo uu socday.Shaxdan ayaa ah mid uu afar boos ku yeeshay xulka qaranka England oo xalay 4-0 ku garaacay Ukraine halka ay min laba ciyaartoy ku yeesheen Denmark iyo Switzerland.Aan ku bilawnee goolhayaha shaxdan ayaa ah Yann Sommer oo fursado waali ah ka badbaadiyay xulka Spain kahor inta aan…