Shaxaha Rasmiga ah Ee Real Madrid vs Villarreal, Atletico vs

Horyaalka waddanka Spain ee LaLiga ayaa maanta lagu soo xidhayaa kulamo ay kooxuhu isku xidhan yihiin oo ay midba rajaynayso in midda kale laga badiyo si ay horyaalka ugu guuleysan karaan amaba ay uga badbaadi karaan in ay heerka labaad u dhacaan.Tababare Diego Simeone ayaa shaxdii ugu adkayd kusoo galay garoonka iyadoo haddii ay kooxdiisu badiso ay noqonayso horyaalka xilli ciyaareedkan, ayna ku guuleysanayso koobkeedii ugu horreeyey ee LaLiga ah tan iyo 2014.Yannick Carrasco, Angel Correa iyo Luis Suarez ayaa afka hore ee…

163 People Sick in 43 States From Contact With This, CDC Warns

We've probably all been washing our hands a little extra this past year, but unfortunately not always when it's most necessary. That's according to an advisory this week from the Centers for Disease Control and Protection, who are pointing to one single source as the cause of a massive, nationwide outbreak of Salmonella. This is super important information going into the season of farmers markets and shopping for fresh groceries. If you've been following us, you understand that food poisoning can come from some of the least…

Xog: ROOBLE oo hal qodob kula heshiiyay Axmed Madobe iyo Sac…

Muqdisho (Axadle) – Xog ay heshay Axadle ayaa sheegaysa in Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble uu madaxda maamullada Puntland iyo Jubaland kala hadlay arrimo ku saabsan ciidanka la socda.  Rooble ayaa labadaan maamul ka dalbaday in aysan saxaafada usoo bandhigin ciidanka la socda, islamarkaana uu damanaad qaadayo in ciidanka AMISOM ay sugi doonaan ammaanka goobta shirka.  Inkastoo labadaan hogaamiye ay la socdeen ciidamo hubeysan,…

Waa Kuwan Labada Kooxood Ee Kaliya Ee Uu Marcus Rashford Sheegay Inuu

Da’yarka garabka weerar ee kooxda Manchester United ee Marcus Rashford ayaa diiday inuu meesha ka saaro fursada uu mustaqbalka kaga ciyaari karo horyaalada kale ee aan Premier League ka ahayn.Rashford oo tan iyo carruurnimadiisii ahaa taageere Man United ah ayaa sheegay in kooxaha ree Spain ee Real Madrid iyo Barcelona ay yihiin labada kooxood ee uu mustaqbalka uga wareegi karo.Rashford ayaa xilli ciyaareedkan 21 gool kasoo dhaliyay tartamada oo dhan si uu uga caawiyo United inay booska labaad kaga dhammaysato horyaalka…

the prosecutor accuses the Eritrean army of having

Three Ethiopian soldiers convicted of rape and another for killing a civilian and dozens of others accused of similar acts. The Ethiopian prosecutor has published an overview of ongoing investigations into human rights violations in Tigray. The northern province of the country has been ravaged by a war for more than six months and calls from the international community asking Ethiopia to shed light on…

Somalia’s leaders resume talks to break a deadlock for the election

Somalia's leaders resume talks to break a deadlock for the election MOGADISHU, Somalia - The long-awaited pre-election meeting between the federal government of Somalia and the federal member states has officially started in Mogadishu, days after the international community almost broke records with Somalia after Farmajo tried to extend his term. Prime Minister Mohamed Hussein Roble is leading…

MUHIIM: Go’aanka Kama Dambaysta Ah Ee Uu Lionel Messi Ka Gaarey

Kabtanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa lagu soo warramayaa inuu go’aan iyo qorshe ka leeyahay mustaqbalka kooxdiisa xilli heshiiska uu hore ugu joogay Camp Nou uu yahay mid dhacaya dhammaadka xilli ciyaareedkan.Messi ayaa ugu dhawaaday badhtamaha 2020 inuu ka tago Barcelona oo ah kooxda uu kusoo qaatay xirfadiisa oo dhan kaddib markii ay kooxdu sanadkii hore ku dhammaysatay koobab la’aan.Leo ayaa warqada codsiga bixitaankiisa miiska u saaray Barcelona balse madaxweynihii wakhtihgaas ee Josep Maria Bartomeu oo ay dad…

Sabab yaab leh oo ka dambeysa dagaalka Wanlaweyn iyo wararki…

Wanlaweyn (Axadle) – Dagaal culus ayaa wuxuu Maanta Magaalada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeellada Hoose ku dhex maray Ciidamo ka wada tirsan kuwa Dowladda Soomaaliya, gaar ahaan kuwa daraawiishta Maamulka Koonfur Galbeed. Dagaalka oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa waxaa ka dhashay khasaaro isugu jiro dhimasho iyo dhaawac, waxaana la xaqiijiyey inay dagaalkaas ku geeriyoodeyn 3 ka tirsan ciidamadii dagaalamay iyo qof shacab ah,…

“Man City Kumay Guuleysateen Horyaalka Haddii….” – Jurgen Klopp Oo

Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa sheegay in kooxda ay horyaalka Premier League ku xifaaltamaan ee Manchester City aysan horyaalka hanateen haddii ay qabto dhaawacyo lamid ah kuwa kooxdiisa dishooday xilli ciyaareedkan.City ayaa ku guuleysatay horyaalka markeedii saddexaad afar sano gudaheed iyadoo ay dhaawacyo badani haleeleen Liverpool isla markaana ay Man United awood u yeelan weyday inay si dhab ah ula tartanto.Liverpool ayaa ahayd kooxda ugu saraysay horyaalka wakhtigii ciida gaalada “Christmas” balse ugu…

The Worst Foods for Your Metabolism

There's no doubt about it: figuring out how to lose belly fat is hard. If you're hitting the gym, eating right, and getting those Zzz's what else could you possibly do to reach those weight-loss goals? One answer: ditch these foods that slow down your metabolism. Metabolism, a naturally-occurring biochemical process whereby your body converts food and drinks into energy, is a key factor when it comes to achieving that number on the scale. The more efficient your body is at burning calories and transforming them into energy,…