Zinedine Zidane Oo La Weydiiyey Waqtiga Uu Iscasilayo Iyo Kooxda U

Tababaraha Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa hanashada horyaalka Spain ee LaLiga ugu hambalyeeyey Atletico Madrid oo caawa ku guuleysatay kaddib markii ay 2-1 kaga badisay Valladolid, taasina siisay in ay sii xajisato laba dhibcood oo ay horyaalka ku hoggaaminaysay.Real Madrid ayaa iyaduna guul soo laabasho 2-1 ah ka gaadhay Villarreal, laakiin guushaasi uguma filnaanin in ay soo qabtaan Atletico Madrid.Zidane oo warbaahinta la hadlay markii ay soo dhamaatay ciyaartii ugu dambaysay xilli ciyaareedkan ee kooxdiisa ee…

DAAWO: Ayuu Ahaa Qofkii Uu La Hadlayay Markii Uu Luis Suarez Garoonka

Luis Suarez ayaa garoonka dhex-fadhiistay isagoo ooyaya oo ay indhihiisu qoyan yihiin, dabnihiisa iyo wajigiisa oo dhan ayaa laga garanayay in uu ooyayo, laakiin may ahayn murugo ee waxay ahayd mid farxadeed.Xikmadda Soomaalida ayay ku jirtaa in qofku uu labo marba ooyi karo; marka uu faraxsan yahay iyo marka uu murugaysan yahay, waxaanay Luis Suarez u ahayd xaaladda hore.Xiddiga reer Uruguay ayaa Atletico Madrid ku hoggaamiyey horyaalka Spain ee LaLiga oo gool uu caawa dhaliyey uu kooxdaas u horseeday in horyaalka ay ka…

Madoobe iyo Deni oo kulan leh siyaasiyiinta Ay isku hayb yihiin

Muqdisho (Axadle) – Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Jubaland iyo Puntland ayaa caawa kulan gaar ah Muqdisho kula leh siyaasiyiinta ka soo jeeda gobollada waqooyiga ee Somaliland ee ku sugan Caasimadda Muqdisho. Siyaasiyiintaas waxaa hoggaaminaya Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed, waxaana kulanka looga hadlayaa xalinta tabashooyinka ka jira kuraasta…

“This offensive by the EI group in the forest of

Uncertainty remains over the death of Abubakar Shekau, the leader of Jas (Boko Haram), in the clashes on Wednesday 19 May. But this deal reveals the open war waged by this organization and the Islamic State group in this region of Nigeria. Vincent Foucher, a researcher at CNRS, returns to this rivalry between the two jihadist groups in the Sahel.…

Dowlada Federalka oo beenisay in heshiis hordhac ah lagu gaaray shirka Doorashooyinka

Afhayeenka xukuumada Maxamed Ibraahin Macalimuu ayaa beeniyay warar soo baxayay maanta oo ah in heshiis hordhac ah laga gaaray shirka. Maxamed Ibraahin Macalimu ayaa qoraal uu soo dhigey bartiisa waxa uu ugaga hadlay kulankii maanta uga furmay magaalada Muqdisho Dowlada Federalka, Madaxda Maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir. “Wararka qaar ee leysla dhexmarayo ee sheegaya in ay jiraan qodobo lagu hishiiyay isla maalinka furitaanka Shirka Wadatashiga Arimaha Doorashooyinka ee uu shir guddoominayay Ra’isu Wasaare…

Dhicihii Ay Atletico Madrid Ku Heshay Goolashii Uu Dhaliyey Luis

Atletico Madrid ayaa ku guuleystay horyaalka waddanka Spain ee LaLiga kaddib dedaal badan oo ay soo samaysay xilli ciyaareedkan oo waqtiyada qaarkood toban dhibcood hoggaanka kaga haysay Real Madrid iyo Barcelona.Kooxdan ayaa ku guuleysatay horyaalkeedii 11aad ee taariikhdeeda iyo midkii labaad ee intii uu tababaraha u ahaa Diego Simeone, kaas oo sidoo kale ahaa koobkoodii ugu horreeyey ee horyaalka ee tan iyo 2014.Guusha ay gaadhay Atletico Madrid ayaa waxa qaybta ugu weyn ku lahaa weeraryahanka reer Uruguay ee Luis Suarez…

One Major Side Effect Eating Sugar Has on Your Heart, According

Sugar is one of those ingredients that you know you should practice more discipline with… except it adds such a treat to your day. If you've been pondering kicking your sugar habit to trim down and level out your blood sugar levels, the move could help you more than you think. A Cleveland Clinic preventive cardiology dietitian explains four significant ways that wiping out sugar can be a huge boost to your heart health. The Cleveland Clinic, which U.S. News & World Report rates as the top heart hospital in the country,…

Dhaawac Iyo Dhimasho ka dhashay qarax ka dhacay

Baydhabo (Axadle) – Magaalada Baydhaba ee gobolka Bay waxaa caawa ka dhacay qarax geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac, kaas oo noociisa lagu sheegay Bam-gacmeed. Inta la xaqiijiyey laba qof ayaa ku geeriyootay, halka ugu yaraan shan kale oo isugu jira carruur iyo haween ay ku dhaawacmeen, sida ay Axadle u xaqiijiyeen dad ku sugnaa goobta uu qaraxu ka dhacay. Qaraxa ayaa si gaar ah uga dhacay isgoyska Boqoleyda oo ku yaalla xaafadda Bardale ee magaalada Baydhabo. Waxaana qaraxa kadib goobta ka bilaabatay…

TAARIIKH MADOW: Real Madrid Oo Loo Diiwaangeliyey Taariikh Madow Oo Ay

Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa loo diiwaan-geliyey taariikh madow kaddib markii ay Atletico Madrid kaga guuleysatay horyaalka LaLiga oo ay illaa daqiiqaddii ugu dambaysay rajadoodu noolayd.Los Blancos ayaa xilli ciyaareedka ku dhamaysatay iyadoo laba dhibcood ka dambeysa Atletico Madrid, taas oo haddii laga badin lahaa ama la barbarrayn lahaa kulankii Real Valladolid ay koobka ka qaadan lahaayeen.Zinedine Zidane ayey kooxdiisu semi-finalka kaga hadhay tartanka Champions League ee xilli ciyaareedkan, sidoo kalena waxay…

CHAMPIONS!!! Atletico Madrid Oo Ku Guuleysatay Horyaalka Spain Ee

Kooxda  kubadda cagta Atletico Madrid ayaa ku guuleysatay horyaalka waddanka Spain ee LaLiga ee xilli ciyaareedka 2020-21, waxaana ku hoggaamiyey xiddiga reer Uruguay ee Luis Suarez oo gool uu u dhaliyey qaybtii dambe uu siiyey guul kaga xidhnayd hanashada horyaalka.Atletico ayaa hantiday koobkeedii ugu horreeyey ee horyaalka LaLiga ee tan iyo 2014, waxaanay heerka labaad u daadajiyeen Real Valladolid oo haddii ay badin lahaayeen ciyaartan ka badbaadi lahayd in ay heerka labaad u dhacaan.Los Rojiblancos oo hoggaanka…