Al-Shabaab oo dilay 16-qof, kadib markii 21-nin ay ka toogat…
Muqdisho (Axadle) – Saacadihii lasoo dhaafay kooxda Al-Shabaab ayaa deegaano ka kala tirsan gobollada Shabeellada Hoose, Jubbada Dhexe iyo Bay waxay ku toogteen ugu yaraan 16-qof oo ay ku eedeeyeen in dhamaantood ay sirdoon u aheeyeen Dowladda Soomaaliya Mareykanka iyo AMISOM.
Degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe, degmada Saakow ee gobolka Shabeellada Hoose iyo deegaanka Buula-Fulaay oo ka tirsan gobolka Bay ayaa lagu kala dilay dadkaas.
10 ka…