SAWIRRO: Ciyaaryahanadda Xulka Talyaaniga Oo Ka Degay London & Maskaxdii
Ciyaaryahanadda xulka qaranka Talyaaniga ayaa mar dhoweyd soo gaadhay magaalada London iyadoo uu ka maqan yahay maskaxdii kaabaysay tababare Roberto Mancini oo lagaga yimid waddanka Talyaaniga, halkaas oo ay ciyaartoydu tababarka ku qaadanayeen maalmihii ugu dambeeyey.Azzurri oo tababarka ku qaadanayay xarun ku taalla Florence ayaa gellinkii dambe ka degay magaalada London, xilli ay isku soo diyaariyeen kulanka Finalka Euro 2020 ee ay England wada ciyaari doonaan habeen dambe.Sawirrada laga qaaday ciyaartoyda iyo…