WARBIXIN XIISO BADAN: Qoys La’aan Ayuu Ku Yimid Talyaanig, Habeen
Jorginho wuxuu ku guuleystay Champions League, waxaanu kaabiga u saaran yahay Euro 2020 oo uu taagan yahay finalka, waxaana England oo ay garaacaan ay usoo xidhaysaa xilli ciyaareed cajiib ah.Xiddigan khadka dhexe ayaa ah adhaxda kooxda tababare Roberto Mancini ee iyagooin hal marna laga badinin soo gaadhay finalka. Bandhiggiisa ciyaareed wuxuu ahaa mid sida iftiinka u baxayay illaa maalintii ugu horreysay ee tartanka la bilaabay, kubaddiisuna iyada ayaa hadlaysay, waxaanay taasi keentay in hadda uu hormood u noqdo xiddigaha…