Xiisadda iyo khilaafka u dhaxeeya Imaaraadka iyo Sacuudiga o…
Riyadh (Axadle) – Falanqeeyayaasha taageersan Dowladda Sacuudi Carabiya ee ku sugan dalkaas ayaa bilaabay cambaareyn ay u jeedinayaan doorka ay Imaaraadka Carabta ee dagaalkii Yeman, taasi oo ka turjumeysa inay sii kordheyso xiisadda siyaasadeed iyo tan dhaqaale ee u dhaxeysa labada dowladood ee xulafada ah.
Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa isku dayeysa inay xakameyso loolanka awoodeed ee Koonfurta Yemen ee u dhaxeeya dowladda la aqoonsan yahay oo…