Arsenal Oo Xiddig Weyn Laga Dirayo, Barca Oo Waxaan La Arag Ku
Ma jiro wax horumar ah oo laga sameeyay heshiiska uu Saul Niguez ugu wareegayay Barcelona, wakiilka 26 sano jirkaas ayaa la xidhiidhay kooxo kale oo ay kamid yihiin Manchester United iyo Liverpool. (AS – in Spanish)Arsenal ayaa rajaynaysa bixinta lacagta 34-ka Milyan ee pound ah ee ay Sassuolo ku doonayso 23 sano jirka khadka dhexe ee Manuel Locatelli. (Fabrizio Romano via Sun)Chelsea ayaa waxkasta u samaynaysa sidii ay ku heli lahayd weeraryahanka Borussia Dortmund ee Erling Haaland walow ay hoosayso fursada ay ciyaaryahan…