REKOODH: Messi Oo Xalay Baal-Dahaba Ka Galay Taariikhda Argentina &
Kabtanka xulka qaranka Argentina ee Lionel Messi ayaa soo sameeyay rekoodh cajiib ah kulankii xalay xulkiisu uu guusha weyn ee 4-1 ka ah ka gaadhay dhigiisa Bolivia iyaga oo halka ugu sarreysa kaga dhammaystay Group-kooda.Argentina oo uu Messi la raadinayo koobkiisii ugu horreeyay ee caalami ah ayaa wareega siddeeda ee Copa America la ciyaari doonta dhigeeda Ecuador.Messi ayaa kulankaas xalay dhacay kasoo samaystay taariikh cajiib ah isaga oo noqday ciyaartoyga abid ugu safashada badan xulka lagu naanayso La…