Qaramada midoobay kulan ka leh nidaamka maaliyadda
Wasiirka Arimaha Dibada Jarmalka Heiko Maas (C)
wuxuu kula hadlayaa Golaha Amniga ee UN-ka xaruntiisa magaalada New York ee Qarammada Midoobay 26-kii Febraayo, 2020 magaalada New York.
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa 15-ka October, 2020 oo ku beegan maalinta oo Khamiis ah waxaa u qorsheysan shir xasaasi ah kaasoo ay ka yeelanayaan warbixin laga gudbiyey Soomaaliya.
Warbixinta oo ay diyaariyeen lix khuburo fadhigoodu yahay caasimadda Kenya ee Nairobi, waajibaadkooduna…