Neymar Oo Magacaabay SHAN Xiddig Oo Ka Wanaagsan, Kana Xirfad Iyo
Xiddiga reer Brazil ee Neymar ayaa magacaabay shan ciyaartoy oo uu qirtay inay ka xirfad iyo xeelad badan badan yihiin marka ay garoomada ku wada jiraan, kuwaas oo uu si gaar ah uga eegay dhinaca farsamadooda ciyaareed.Neymar Jr oo ka mid ah ciyaartoyda ugu wanaagsan dunida, waxa uu sheegay in xiddiga khadka dhexe uga ciyaara Liverpool iyo Spain ee Thiago Alcantara uu ku jiro ciyaartoyda isaga ka farsamada iyo xeeladda badan marka ay garoonka ku jiraan.Thiago oo ay da’diisu tahay 30 jir ayaa waayihiisa ciyaareed ay sida…