Real Madrid Oo Bilowday Qorshe Ay Mesha Kaga Saarayso Xiddigaheeda
Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa bilowday qorshe ay meesha kaga saarayso xiddigaha waaweyn ee mushaharooyinka badan ka qaata, si ay boos ugu samayso ciyaartoyga ay muddada dheer ku taamayso ee Kylian Mbappe.Florentino Perez iyo Carlo Ancelotti ayaa la yimid qorshe loogu magac-daray ‘Operation Exit’ ama ‘Qorshaha Bixitaanka’, kaas oo meesha lagaga saarayo ciyaartoyda ay kooxdu rumaysan tahay in aanay faa’iido badan u lahayn waqtigan iyo mustaqbalka toona, taas darteedna ay tahay in kharashkooda faraha badan ee…