RASMI: Lionel Messi Oo Xalay Saqdii Dhexe Ka Tegay Barcelona & Xogta
Lionel Messi ayaa xalay saqdii dhexe ka tegay Barcelona, isla markaana noqday ciyaartoy xor ah. Xaaladdan ayaa noqotay mid aanay taageereyaasha Barelona waligood ku riyoonin in ay dhacayso, mana doonayaan in ay akhriyaan xaqiiqada noocan ah iyo wararka ku saabsan bixitaanka Messi.Markii ay xalay saqdii dhexe saacaddu taariikhdu isbeddeshay ee ay bilaabatay July 1, heshiiskii uu Lionel Messi kula jiray ayaa si rasmi ah u dhamaaday, waxaanu si rasmi ah uga baxay liiska ciyaartoyda Barcelona.34 jirkan ayaa si rasmi ah u noqday…