Muxuu Raheem Sterling Ka Yidhi Rikoodhihii Muranku Ku Jiray Ee Loo

Raheem Sterling ayaa ka  hadlay rikoodhihii muranku ku jiray ee xalay loo dhigay, kaas oo dalkiisa ka caawiyey in ay waqtigii dheeraadka ahaa ka adkaadaan Denmark una gudbaan finalka tartanka qaramada Yurub.England ayay u ahayd habeen taariikhi ah oo ay soo afjareen inkaartii ka haysatay tartamada, waxaanay tageen final markii u horreysay muddo 55 sannadood ah.In halkan oo kale ay yimaaddaan, waxa ugu dambaysay Koobkii Adduunka 1966kii ee ay ku guuleysteen, intii ka dambaysay oo dhanna waxay xataa awoodi waayeen in ay…

Muxuu Arsene Wenger Ka Yiri Rigooradii Muranka Dhalisay Ee Ay Xulka

Tababarihii hore ee Arsenal Arsene Wenger ayaa ka hadlay rigooradii muranka dhalisay ee ay England kaga badiyeen xulka Denmark kulankii semi-finalka Euro 2020 ee ka dhacay garoonka Wembley.Raheem Sterling ayaa ku guuleystay rigoore lagu tilmaamay been abuur kulankii xalay oo ay England ku xaqiijisatay finalka.Taabasho aad u yar ayaa soo gaartay xiddiga Manchester City kaasoo isku dhex tuuray xerada ganaaxa iyadoo garsoore Danny Makkelie uu tilmaamay gool ku laad.Harry Kane ayaa qasaariyay rigoorada laakiin kubadii sooi…

Chadian Mahamat Saleh Haroun, a filmmaker

Mahamat Saleh Haroun is undoubtedly a personality in Chadian culture. His film "A Screaming Man" is the first film by a Chadian filmmaker to be selected in the official competition at the Cannes Film Festival in 2010. And above all, he won the jury prize. Since then, this prolific filmmaker has made a series of nominations in Venice as well as in Cannes. This year, his film "Lingui" is competing in the…

Qarax xooggan oo xalay ka dhacay dekedda DUBAI – Caasimada O…

Dubai (Axadle) – Markab ku xirnaa dekedda magaalada Dubai, oo mid ka mid ah dekedaha ugu weyn caalamka, ayaa waxaa xalay ka dhacay qarax xooggan oo sababay dab qabsaday qeybo ka mid ah dekeedda. Qaraxa ayaa sababay holac xooggan oo laga arkayey hawada sare ee qeybo ka mid ah magaalada, hase yeeshee mas’uuliyiinta ayaa hadda sheegaya inay xaaladda gacanta ku hayaan oo ay xakameeyeen. “Dab ka dhashay qarax ka dhacay mid ka mid ah konteenarada…

NGO Sea-Watch files a complaint against Italy

The Sea-Watch organization filed a complaint in Agrigento, Sicily, against the Libyan Coast Guard for trying to kill 63 migrants at sea. Facts go back to June 30 and were filmed by aid workers. After the violence at sea, the legal puzzle. as reported from Rome, Anne TrécaCan the Italian judiciary prosecute the Libyan…

creation of a label for bicycle chicken

Burkina Faso will create a label for bicycle chicken. The Ministries of Trade and Animal Resources announced this week. Chicken is one of the most consumed meats by Burkinabè households. In Ouagadougou alone, 80,000 chickens are used every day. But bicycle chicken faces stiff competition from imported chickens, hence the need for a label.…

when the Covid-19 disaster favors marriage

In Uganda, the new containment will be in place in mid-June that associations fear a further increase in cases of early marriage in the country. During the first wave of the pandemic last year, an increase in cases was already seen, especially linked to the economic crisis caused by the restrictions. as reported from Kampala,…

the country will produce a vaccine locally

Morocco announces an agreement with Sinopharm to produce the Chinese pharmaceutical group's vaccine against Covid-19 on its soil. A co-operation agreement was signed on Monday 5 July in the presence of King Mohammed VI. The country is one of the five African countries announcing the production of coronavirus vaccines. An important contribution for the continent, while the difficulties in delivering…

Qarax xooggan oo caawa ka dhacay dekedda Dubai

Dubai (Axadle) – Markab ku xirnaa dekedda magaalada Dubai, oo mid ka mid ah dekedaha ugu weyn caalamka, ayaa waxaa caawa ka dhacay qarax xooggan oo sababay dab qabsaday qeybo ka mid ah dekeedda. Qaraxa ayaa sababay holac xooggan oo laga arkayey hawada sare ee qeybo ka mid ah magaalada, hase yeeshee mas’uuliyiinta ayaa hadda sheegaya inay xaaladda gacanta ku hayaan oo ay xakameeyeen. “Dab ka dhashay qarax ka dhacay mid ka mid ah konteenarada saarnaa markab ku xirnaa dekedda Jabel Ali ayaa la xakameeyey. Ma jiro wax khasaare…