Browsing Category
Somalia
Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.
Puntland oo shaacisay inay saraakiil ajaaniib ah iyo kuwa So…
Garoowe (Axadle) – Dowlad goboleedka Puntlnad ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixisay dagaallo maalmihii lasoo dhaafay siyaabo kala duwan uga dhacay deegaanada maamulkaasi, gaar ahaan dhulka buuraleyda ee gobolka Bari.
Sarkaal u hadlay Puntland ayaa sheegay in howl-galkii ugu dambeeyey oo ka dhacay deegaanka Balidhihin lagu dilay xubno Daacish ah, kadib dagaal ka dhacay halkaasi.
Sidoo kale wuxuu tilmaamay in xubnaha la khaarijiyey ay kooxda…
Maskaxdii ka Dambeysay dilka Madaxweynihii Haiti oo la shaaca laga qaadey
Port-au-Prince (Axadle) – Taliyaha booliska Colombiya ayaa shaaca ka qaaday magaca qof uu sheegay inuu amray dilkii madaxweynihii Haiti Jovenel Moise.
Sarkaal horay uga tirsanaa wasaaradda cadaalada Haiti oo la yirahdo oseph Felix Badio ayaa la sheegay in calooshood u shaqeystayaasha Colombia uu ku amaray inay khaarajiyaan madaxweynaha ka dib markii uu ugu caga jugleeyay inuu xirayo.
Janaraal Jorge Luis Vargas ayaa sheegay Joseph Felix Badio uu markii hore u sheegay laba ka mid ah askartii hore ee Colombia oo mas’uul ka…
Xoogaga Danab oo howl-gal qorsheysan ku dilay Nuux Dhagool…
Afgooye (Axadle) – Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howl-gal qorsheysan oo saacadihii lasoo dhaafay ciidamada sida gaarka ah u tababaran Danab ee Xoogga dalka ay ka sameeyeen qeybo ka mid ah gobolka Shabeelaha Hoose.
Howl-galkan oo uu horkacayey ku simaha taliyaha guutada 16-aad ee kumaandooska Danab, Dhamme Xasan Maxamed Cismaan ayaa waxaa si gaara looga fuliyey deegaanka Caliyoow Boorow ee gobolkaasi, halkaas ay ku sugnaayeen Xoogaga kooxda Al-Shabaab.
Ku simaha taliyaha ayaa shaaca ka qaaday in…
More than 280,000 people affected
According to the report released on Thursday, 16 people were killed in rains from March to May this year. More than 26,000 homes and 260 schools have been destroyed, along with health centers, in Tanganyika province, said OCHA, the UN's humanitarian coordination office.
With our special correspondent in Kalemie, Denise mahehoSo…
Tuulooyinkan ku yaal Talyaanigu Ayaa lagu iibinaya guyaha €2
Magaalooyin ku yaal dalka talyaaniga ayaa ku iibinaya guryo ku yaal lacag 1 dollar kaliya, kadib markii tuulooyin badan ay noqdeen kuwo haawanaya oo ay dadkii isaga tageen.
Illaa 16 guri oo ku yaal magaalada Sambuca di Sicilia ayaa lagu iibiyay gurigiiba hal dollar oo kaliya iyadoo sidoo kale guryo kale ay haatan yihiin kuwo iib ah.
Markii la maqlay iibka dhismooyin duug ah oo lagu iibinayo hal dollar oo kaliya ayaa magaalada Sambuca waxaa gaaray weriyaal badan si ay dhacdadan ku cusub caalamka ay u soo tebiyaan.…
Xildhiban Jeesow oo shaaciyey inuu tegay xarunta NISA
Muqdisho (Axadle) – Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka tirsan golaha shacab ee baarlamaanka Soomaaliya oo ka hadlay kiiska Ikraan Tahliil Faarax oo muddo ka badan labo toddobaad la la’yahay, ayaa codsi u diray bulshada iyo hey’adaha kala duwan ee dowladda Soomaaliya, isagoo ka dalbaday in si wadajir ah looga qeyb qaato baadi goobka Ikraan oo nolol iyo geeri lagu la’yahay.
Xildhibaan Jeesow oo tilmaamay inuu yahay mudanaha baarlamaanka ku metela Ikraan Tahliil ayaa sheegay in looga wacay xarunta taliska hey’adda NISA,…
Sacuudiga oo wax ka beddel lama filaan ah ku sameeyay shuruu…
Riyadh (Caasimad Online) – Boqortooyada Sacuudiga ayaa wax ka bedel cusub ku sameeysay shuruucdii adkeyd ee xirista dukaamada iyo goobaha ganacsiga xiliga Salaadda, oo aheyd shan jeer maalintii.
Sida uu baahiyey wargeys caan ah oo xiriir dhow la leh dowladda oo ay soo xigatay Reuters, Sacuudiga ayaa dabcinaya shuruucdaas, ayada oo xiligaas sii furnaan karaan ganacsiyada, islamarkaana laga dukaameysan karo.
Tallaabadan ayaa qeyb ka noqoneyso…
Mustafa Cagjar oo qormo yaab leh ka qoray dagaalka Dowladda …
Dagaalka ka socda Waqooyiga Itoobiya wuxuu u dhaxeeyaa argagixisada TPLF iyo dawlada federalka Itoobiya, ee uma dhaxeeyo laba deegaan oo dhul isku haysta oo kaliya.
Waxaa argagixisada TPLF u qorshaysan inay dumiso nidaamka hadda jira dibna saameeyn ugu yeelato siyaasada dawlada dhexe si ay mar kale u guumaysato shucuubaha dalka ee Soomaalidu ka mid tahay.
Waxaa ayaamahan baraha bulshada talooyin liita la dhex wareegaya taageerayaasha TPLF oo u…
Tigrayans caught in arbitrary arrests in
Ethiopia continues to carry out arbitrary detentions against dozens of ethnic Tigrayans in the country's capital Addis Ababa and elsewhere, as rebels regained control of the war-torn Tigray capital last month, Amnesty International said on Friday.
The detainees have included activists and journalists, and some have been beaten and transported hundreds of kilometers from the capital, Amnesty said. The total number is likely to be in the hundreds, many of which are unknown, Amnesty said.
Prime Minister…
Turkish Red Crescent launches aid campaign for
The leading charity Turkish Red Crescent (Kızılay) on Friday announced a new campaign for the South of Africa, which is facing a severe food shortage and drought. The campaign under the motto "Extend your hand so that humanity will not die" is asking for donations to help Madagascar, Angola, the Democratic Republic of the Congo, Zimbabwe, Malawi, Namibia, Botswana and Zambia.
The charity said in a statement on Friday that the drought, which began in 2018, and subsequent food shortages have reached…