Browsing Category

Somalia

Somalia news, politics, security, diplomacy, and public affairs from Axadle, with breaking updates and analysis from Mogadishu and across the country.

Maxay tahay fadeexadda Pegasus ee hareysay madaxda Sacuudiga…

Riyadh (Axadle) – Sacuudi Carabiya iyo Imaaraadka Carabta ayaa beeniyey eedeymo ku saabsan in madaxdooda ay software-ka ay sameyso Israel ee Pegasus u adeegsadaan inay ku jaajuusaan suxufiyiinta iyo dadka u dhaq-dhaqaaqa xuquuqda aadanaha. War-saxaafadeed Khamiistii kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibedda Imaaraadka Carabta ayaa lagu yiri “Tuhunnada sheegaya in Imaaraadka Carabta uu ka mid yahay dalal dhowr ah oo lagu eedeeyey inay koor-joogteyn…

Tunisian police storm Al-Jazera’s office in Tunis

Al-Jazeera television said on Monday that Tunisian police had stormed its office in the capital Tunis and expelled all staff, after President Kais Saied fired his government late on Sunday in a move that his enemies called a coup. Security forces ordered its closure, according to a statement from the Qatar-based network on its Facebook page. The reason for the move was not immediately clear. FOLLOW-UP DETAIL ... .

Wararkii ugu dambeeyey qarax ka dhacay duleedka Beledweyne +…

Beledweyne (Axadle) – Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ee bartamaha dalka ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay qarax nooca miinada ah gobolkaasi lagula eegtay ciidamo ka tirsan kuwa Xoogga Soomaaliyeed, xilli ay howl-gal ka wadeen halkaasi. Qaraxa ayaa waxaa lala bartilmaameedsaday ciidamadaas, xilli ay howl-gal qorsheysan ka wadeen inta u dhexeysa magaalada Beledweyne iyo degmada Maxaas ee gobolkaasi. Wararka ayaa sheegaya in qaraxan uu…

emotions and anger after a young person’s death

A film student at the University of Kinshasa was killed and another was injured over the weekend by a police officer from a nearby police station. The police recognize a mistake, but assure in a statement that it is by mistake that a warning shot reached the victims. The Academic Secretary-General of the University of Kinshasa urged the students to remain calm and demanded that justice be done.…

The world condemns President Saied for dismissal

Messages condemning President Kais Saied's Sunday decision to suspend the Tunisian parliament and dismiss the country's prime minister, Hichem Mechichi, poured in from all corners of the world, with prominent organizations and political leaders condemning the move. The International Union of Muslim Scientists (IUMS) rejected every "coup" in Tunisia and warned the Tunisian people to be careful of putschist traps. "We are against every coup, even if it is carried out by an Islamic group. Our legitimate…

Maxay ka wada-hadleen guddiga doorashada heer federaal & kan…

Muqdisho (Axadle) – Guddiga doorashooyinka heer federaalka iyo midka Jubbaland u qaabilsan arrimaha doorashada ayaa xalay kulan gaar ah ku yeeshay magaallo xeebeedka Kismaayo ee xarunta, kaas oo looga wada-hadlay qabsoomida doorashooyinka. Kulankan ayaa waxaa goobjoog ahaa guddoomiyaha guddiga hirgelinta doorashooyinka dadban, Maxamed Xasan Maxamed (Cirro), kaas oo shalay Jabbaland gaaray, una tegay arrimaha doorashooyinka gaar ahaan soo xulista…

Madaxweyne Tunisia Kais Saied oo kala diray baarlamaanka dalkiisa

Tunisia (Axadle) – Madaxweynaha dalka Tunisia Kais Saied ayaa qaaday tallaabo lama filaan ah, wuxuuna kala diray baarlamaanka dalkiisa, isaga oo shaqadiina ka cerriyey ra’iisul wasaarihiisa Hichem Mechichi, sidoo kalena casilay golaha xukuumadda. Kais Saied ayaa shaaca ka qaaday inuu la wareegayo talada dalka, isla-markaana uu soo magacaabayo ra’iisul wasaare cusub oo gacan ka siiya xaaladda adag ee Tunisia. Sidoo kale wuxuu tilmaamay inuu damacsan yahay inuu dejiyo qorshe ballaaran oo wax looga qabanayo xaaladda…

Tunisian troops surround the parliament, block speakers

Tunisian troops surrounded the country's parliament and blocked its speakers from entering after the president suspended the legislature and fired the prime minister following nationwide protests over the country's economic problems and the virus crisis. Protesters celebrated President Kais Saied's decision late Sunday night, but his critics accused him of using a force that threatens Tunisia's young democracy. Chief among them was Parliament spokesman and head of the Ennahdha movement, Rached…

Qoor Qoor oo kulamo ka bilaabay Cadaado + Ujeedka – Caasimad…

Cadaado (Axadle) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) oo gaaray magaalada Cadaado ayaa lagu soo warrmayaa inuu kulamo xasaasi ah ka bilaabay gudaha magaaladaas oo ka tirsan gobolka Galgaduud. Qoor Qoor ayaa socdaalkiisa kusoo maray deegaanka Baxdo, isaga oo kulamo lasoo qaatay waxgaradka deegaanka oo uu kala hadlay inay qaataan doorkooda ku aadan howl-gallada iyo dagaallada ka dhanka ah kooxda…

Mareykanka oo DF u sameeyey ballan-qaad la xiriira doorashoo…

Muqdisho (Axadle) – Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed, General Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) oo booqasho ku tegay safaaradda Mareykanka ee ku taalla Muqdisho ayaa kulan la qaatay madaxa siyaasadda iyo nabad-gelyada ee safaaradda, Wendy Stancer, iyaga oo ka wada-hadlay arrimo muhiim ah oo ay ugu horeyso doorashada. Kulankan ayaa waxaa sidoo kale qeyb ka ahaa howl-wadeeno kale oo ka tirsan safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya & saraakiil la…