Horyaalka Premier League Oo Dhamaadkiisa La Saadaaliyey, Man
Saadaal cusub ayaa laga sameeyey horyaalka Premier League kaddib markii uu soo xidhmay suuqa iibka ciyaartoyda ee xagaagan, waxaana si gaar ah…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Saadaal cusub ayaa laga sameeyey horyaalka Premier League kaddib markii uu soo xidhmay suuqa iibka ciyaartoyda ee xagaagan, waxaana si gaar ah…
Edinson Cavani iyo Alex Telles ayaa kasoo muuqan kara kulanka ugu soo horreeya ee Manchester United ee horyaalka Premier oo ay la…
Kooxda Manchester United ayaa ku dhawaaqday in saxiixooda cusub Edinson Cavani inuu xiran doono maaliyada No.7 xilli ciyaareedkan, iyadoo maaliyadaan ay banaaneyd…
Suuqa iibka xagaaga 2020 ayaa xalay saqdii dhexe soo xidhmay, waxaana durba bilaabmay qiimaynta xiddigihii la kala iibsaday intii u dhaxaysay August…
Xiddiga Chelsea ee Tiimo Werner ayaa laga saaray liiska ciyaartoyda xulka qaranka Germany ee isku diyaarinaya saddexda kulan ee caalamiga ah ee…
Kooxda Chelsea ayaa amaah hal xilli ciyaareed ah ku fasaxday daafac ay xagaagan la soo wareegtay Malang Sarr kaasoo ku biiray kooxda…
Arsenal ayaa gaartay go’aan adag ka dib markii ay shaqada ka ceyriyeen ninkii ahaa astaantoodii garoonka ee lagu naaneesayay Gunnersaurus horaantii isbuucaan,…
Inkastoo Liverpool ay ka aamusneyd suuqa kala iibsiga shalay oo uu soo xirmay hadana si fiican ayay uga soo adeegteen suuqa xagaagan.…
Mesut Ozil ayaa ah xiddiga ugu weyn Arsenal ee halis ugu jira inuu waayo booskiisa iyadoo tababare Mikel Arteta uu ku qasban…
Ka dib markii uu xirmay suuqa kala iibsiga ciyaartoyda Yurub, kooxda Barcelona ayaa shaacisay lambarada ay xiran doonaan ciyaartoydooda xilli ciyaareedkan 2020-21.…
Xiddiga khadka dhexe Thomas Partey ayaa u qoray warqad furan taageerayaasha Atletico Madrid ka dib markii uu ka tagay kooxda kuna biiray…