Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

Barcelona Oo Sharaxaad Rasmi Ah Ka Bixisay Sababta Lionel

Shaxda Ronald Koeman ee Barcelona ee uu kala hortagayo Real Betis ayaa ka yaabisay dad badan iyadoo ninka reer Holland uu kursiga keydka dhigay Lionel Messi.Caawiyaha Koeman oo lagu magacaabo Alfred Schreuder ayaa sharaxaad ku bixiyay in sababta Messi keyd loo geliyay inaysan aheyn dhaawac uu qabo.“Sababta keyd loo geliyay waa inuusan caabooneyn” ayuu yiri caawiyaha ka hor ciyaarta. “Kulamo badan ayaa la ciyaaray, wuxuuna Koeman sheegay in cid walba oo aan cabooneyn inay ku bilaaban doonto kursiga keydka.”Waa kulankii ugu…

Man United Oo Guul Soo Laabasho Weyn Ka Gaartay Everton,

Manchester United ayaa ku soo laabatay wadada guusha ka dib markii ay guul soo laabasho 3-1 ah ka gaartay kooxda Everton oo marti loogu ahaa Goodison Park.Bruno Fernandes ayaa cadaadiska ka dejiyay macalinkiisa Ole Gunnar Solskjaer isagoo dhaliyay labada gool ee Red Devils ka dib markii uu Bernard hogaanka u dhiibay kooxda martida loo ahaa.Fernandes ayaana caawiye ka noqday goolkii seddexaad ee Man United oo uu waqtigii dhimashada dhaliyay Edinson Cavani kaasoo loo diiwaangeliyay goolkiisii ugu horeysay ee Premier…

Taageerayaasha Donald Trump Oo Boor Lagu Qoslo Soo

Boodh weyn oo ay ku qoray tahay in dunida ay ogtahay inuu Donald Trump ku guuleystay doorashada madaxtinimada Mareykanka ayaa la dulmariyay garoonka Goodison Park wax yar ka hor inta aysan bilaabanin kulankii Everton iyo Man United.Diyaarada siday fariinta ayaa laga arki karay garoonka korkiisa iyadoo ciyaartoyda ay iskululeynayeen kulanka adag, waxaana boorka la soo dulmariyay garoonka Everton ku qorneyd: “Dunida waa ay ogtahay inuu Trump guuleystay” iyadoo lagu soo daray hal ku dhiga ay caanka ku yihiin taageerayaasha…

30ka Ciyaartoy Ee Difaaca Dhinacyada Ee Ugu Mushaharka Badan

Labada difaac ee dhinacyada ee Liverpool ee Andy Robertson iyo Trent Alexander-Arnold ayaa lagu tilmaamaa inay yihiin kuwa ugu fiican boosaskaas ee ka ciyaara horyaalka Premier League, laakiin haddana ma aha kuwa qaata mushahar u dhigma shaqadooda.Mushaharka ay qaataan dhamaan ciyaartoyda difaacyada dhinacyada ee No.2 iyo No.3 ayaa la shaaciyey, waxaana booska ugu hooseeya ee dhimashada ah ku jira xiddiga Liverpool ee Trent Alexander-Arnold oo ah dulme dhab ah.Inkasta oo Alexander-Arnold uu yahay midka ugu shaqada badan…

Paul Ince Oo Saadaaliyey Kulanka Adag Ee Manchester City vs

Paul Ince ayaa rumaysan in kulanka Axadda ay ku ballansan yihiin Manchester City iyo Liverpool uu noqon doono mid goolal shan ah ay labada kooxood iska dhaliyaan, isla markaana isbeddel ku iman doono figta sare ee kala-sarraynta kooxaha.Tababare Jurgen Klopp ayay kooxdiisu u safraysaa Magaalada Manchester oo ay garoonka Etihad Stadium kula ballansan tahay Man City, waxaanay ciyaartani kusoo beegantay xilli ay ka maqan yihiin Virgil van Dijk oo aanu sannadka oo dhan ku xisaabtami doonin iyo Thiago Alacantara oo aan kulankan…

Frank Lampard Oo Magacaabay LABA Difaac Oo Ay Isku Heerka

Tababaraha Chelsea ee Frank Lampard ayaa rumaysan in difaaca ruug-caddaaga reer Brazil ee Thiago Silva uu la heer yahay difaacyahannadii ugu wanaagsanaa ee soo maray horyaalka Premier League.Silva oo ay da’diisu tahay 36 jir ayaa Chelsea si bilaash ah ugu soo wareegay xagaagii kaddib markii uu muddo siddeed sannadood ah ku qaatay PSG, waxaana u horseeday Blues in shan ciyaarood oo xidhiidh ah ay shabaqooda nadiif ka dhigaan, iyadoo uu saftay lix ka mid ah toddobadii kulan ee horyaalka Premier League ee kooxdiisa.Lampard oo…

“Ryan Giggs Waa Mid Ku Waashay GALMADA… Xataa Dumaashidii

Walaalka la dhashay halyeygiii Manchester United ee Ryan Giggs oo lagu magacaabo Rhodri ayaa ka hadlay xadhigga Giggs oo lagu eedeynayo inuu waxyeello u geystay xaaskiisa, waxaanu sheegay in walaalkii uu yahay mid ku waalan galmada oo la qabatimay.Rhodi oo ay da’diisu tahay 43 jir ayuu walaalkii Giggs khiyaano kula kacay, waxaana isagoo ciyaartoy ah oo Manchester United ka tirsan uu muddo siddeed sannadood ah xidhiidh qarsoodi ah la lahaa dumaashidii oo ah xaaskii hore ee Rhodi ee Natasha oo uu iska furay.“Qof walba wuxuu…

Donald Trump Iyo Joe Biden Oo Weerar Ku Qaaday Ciyaartoy Ka

Moi Elyounoussi ayaa dunida kaga yaabiyey markii uu telefoonka lasoo baxay isaga oo kaydka fadhiya, isla markaana uu ku mashquulay baraha bulshada, xilli kooxdiisa si xun loogu karbaashay garoonka dhexdiisa oo uu isaguna indhihiisa ku arkayay.Celtic ayaa laga dhaliyey afar gool ciyaartii Sparta Prague, waxaanay u ahayd guul-darradii saddexaad ee xidhiidh ah ee loo xambaariyey, taas oo xataa halis gelinaysa inay kusii jiri kari doonaan tartanka Europa League.Kooxdan reer Scotland ayaa kaalinta ugu hoosaysa kaga jirta Groupka…

Falanqeynta kulanka Everton vs Manchester United

Xarunta kashifaata saddexdii macallin ee ugu dambeeyey ee Manchester United sababtooda lagu eryey ee Merseyside ayaa waxa maanta ku sugan tababare Ole Gunnar Solskjaer oo hoggaaminaya Manchester United, halkaas oo uu marti ugu ah Everton. Ole ayaa guul laga doonayaa kaddib laba guul-darro oo uu kasoo diiwaangashaday tartamada Champions League iyo Premier League, laakiin Carlo Ancelotti oo isaguna tababare u ah Everton ayaa labadii ciyaarood ee ugu dambeeyey ee horyaalka laga soo badiyey, waxaanu u dagaallamayaa sidii ay…

Ronaldinho Oo Magacaabay Seddex Xiddig Oo Ka Fiicnaa Lionel

Halyeeyga Brazil Ronaldinho ayaa diiday inuu Lionel Messi u magacaabo xiddigii abid ugu fiicnaa kubada cagta isagoo soo xushay seddex ciyaaryahan oo ka fiicnaa xiddiga reer Argentina.Messi oo 33 sanno jir ah ayaa jabiyay tartankii Ballon d’Or ee uu kula jiray Cristiano Ronaldo bishii December isagoo ku guuleystay abaalmarintiisii lixaad.Ronaldinho oo ka garab ciyaaray Messi intii uu joogay Barcelona ayaa ugu hambalyeeyay xiddiga reer Argentina inuu markii lixaad ku guuleystay abaalmarinta Ballon d’Or.Si kastaba, halyeeyga…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More