Manchester United Oo La Saadaaliyey Kaalinta Niyad-jabka Leh
Paul Ince ayaa saadaaliyey in Manchester United ay soo geli doonto kaalinta lixaad ee kala-sarraynta horyaalka Premier League ee xili ciyaareedkan, kaddib…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Paul Ince ayaa saadaaliyey in Manchester United ay soo geli doonto kaalinta lixaad ee kala-sarraynta horyaalka Premier League ee xili ciyaareedkan, kaddib…
Halyeygii Manchester United ee Rio Ferdinand ayaa rumaysan in Roberto Firmino uu dhibaato ku geli doono Anfield, isla markaana booskiisii lagu qabsaday…
Barcelona ayaa soo bandhigtay garamadeeda afraad ee xili ciyaareedkan ay ku dheeli doonto, waxaana midkan cusub ku xardhan calanka dawlad-goboleedka Catalonia oo…
Jurgen Klopp ayaa amaan kula dul-dhacay laacibka kooxdiisa ee saddexlayda xalay dhaliyey ee Diogo Jota oo ay £45 milyan oo Gini xagaagii…
Goolkii uu madaxa kaga dhaliyey Inter Milan habeenkii xalay, waxa Sergio Ramos uu u sameeyey taariikh weyn oo kale oo uu kusii…
Real Madrid ayaa guusheedii koowaad ee Champions League xili ciyaareedkan gaadhay, waxaanay 3-2 kaga adkaatay Inter Milan oo ay laba gool kala…
Waqtigii guulaha, koobabka iyo farxadda ay ku jirtay Manchester United, waxay isku dayday inay lasoo saxeexato xiddigo waaweyn oo haddii ay kusoo…
Liverpool ayaa xasuuq u geysatay kooxda kubadda cagta Atalanta, waxaanay ku garaacday 5-0, iyadoo sagaal dhibcood ku hoggaaminaysa Groupkooda. Diogo Jota ayaa…
Real Madrid ayaa guul ay aad ugu baahnayd ka gaadhay Inter Milan oo ay kaga adkaatay 3-1, waxaanay u ahayd guusheedii koowaad…
Mucjisadii kubadda cagta iyo xulka qaranka Argentina ee Diego Armando Maradona ayaa lagu samaynayaa qalliin degdeg ah kaddib markii uu dhiig kaga…