27 Jeer Ayuu Kubadda Lumiyey Kulankii Alaves – Rikoodhka
Sannadkan 2020 waxa uu ku ahaa Barcelona mid aad u adag oo ay lasoo kulmeen dhibaatooyin aan xataa saadaasha ugu sii jirin…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Sannadkan 2020 waxa uu ku ahaa Barcelona mid aad u adag oo ay lasoo kulmeen dhibaatooyin aan xataa saadaasha ugu sii jirin…
Real Madrid ayaa kusoo gashay shax adag kulanka muhiimka u ah xili ciyaareedkooda sannadkan ee tartanka Champions League ee ay ku qaabilayaanInter…
Liverpool ayaa ku sugan waddanka Talyaaniga oo ay kula ciyaarayso kooxda Atalanta, waxaanay u baahan tahay inay guushii saddexaad gaadho, halka kooxda…
Chelsea ayaa garoonkeeda Stamford Bridge waxay habeen dambe oo Arbaca ah ku martigelin doontaa kooxda reer France ee Rennes oo ay ku…
Manchester United ayaa 24 ciyaartoy ula safartay waddanka Turkiga oo ay kulankooda saddexaad ee Champions League ee xili ciyaareedkan ku waajahayaan Istanbul…
Kulanka Champions League ee Barcelona ay Arbacada ku martigelin doonto kooxda reer Ukraine ee Dynamo Kiev ayaa shaki weyn ku jiray inuu…
Ole Gunnar Solskjaer iyo Harry Maguire ayaa meesha ka saaraya eedeyntii uu Roy Keane u soo jeediyay isbuucaan isagoo sheegay in Man…
Antonio Conte ayaa garoonka Estadio Alfredo Di Stefano imaanaya caawa iyadoo Inter Milan ay wajaheyso Real Madrid tartanka Champions League. Tababaraha Talyaaniga…
Manchester United ayaa guuldarro 1-0 ka soo gaartay Arsenal Axadii iyadoo ay aheyd kulankii 100aad ee Solskjaer uu hogaamiyo kooxda Shayaadiinta Cas…
Manchester City ayaa heshiis hordhac ah ka saxiixeysa Lionel Messi bisha Janaayo iyadoo qandaraaskiisa Barcelona uu sii dhamaanayo. Qandaraaska xiddiga reer Argentina…
Roy Keane ayaa ku canaantay kabtanka Arsenal Pierre-Emerick Aubameyang inuu tababare Mikel Arteta ugu yeeray magaciisa koowaad. Weeraryahanka ayaa dhaliyay goolka kaliya…