Chelsea Oo Karbaashtay Rennes, PSG Oo Guul-darro Loo
Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa guushii labaad ee tartanka Champions League ah diiwaangashatay, waxaanay hoggaanka u qabatay Group E, kaddib markii ay…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa guushii labaad ee tartanka Champions League ah diiwaangashatay, waxaanay hoggaanka u qabatay Group E, kaddib markii ay…
Barcelona ayaa kusoo laabatay jidka guusha kaddib guul-darrooyinkii waji gabaxa ahaa ee horyaalka LaLiga kasoo gaadhay ee saddexdii kulan ee ugu dambeeyey…
Xiddiga khadka dhexe uga ciyaara Chelsea ee Kai Haverts ayaa laga helay xanuunka Korona Fayras ka hor intii aanay bilaabmin ciyaartii Blues…
Manchester United ayaa guul-darro kale oo xanuun badan la kulantay, waxaana 2-1 ku garaacday kooxda reer Turkey ee Istanbul Basaksehir. Ciyaartan oo…
Frank Lampard ayaa shax adag kusoo bilaabay ciyaarta ay kooxdiisa Chelsea garoonka Stamford Bridge ku martigelinayso Rennes, waxaana uu la shir yimid…
Difaaca Chelsea iyo xulka qaranka England ee Reece James ayaa lagu soo rogay ganaax laba ciyaarood ah oo uu garoomada kaga maqnaan…
Barcelona waxay tartan kula jirtaa waqtiga, mana haysato fursado ay sii kala doorato, dhawr saacadood oo kaliya ayaa u hadhsan, haddii ay…
Toban ciyaartoy oo ka tirsan kooxda kubadda cagta Paris Saint-Germain ayuu la istaagay wiish ay saarnaayeen ka hor ciyaarta ay caawa la…
Kaliya dhawr bilood ayuu kasoo tirsanaa safkeeda balse waxa cad in Barcelona ay mustaqbalkeeda fog ka dhex aragto da’yarka Pedri oo hadda…
Mulkiilaha kooxda Chelsea ee Roman Abramovich ayaa lagu soo warramayaa inuu diiday inuu suuqyada soo socda Stamford Bridge keeno weeraryahanka Juventus ee…
Da’yarka daafaca dhexe ee kooxda Arsenal ee William Saliba ayaa lagu soo warramayaa inuu doonayo inuu iskaga tago kooxdaas oo uu qaab…