Miyuu Sharcigu U Ogolaanayaa Liverpool Inay Samayso Saxeex
Liverpool ayuu ku habsaday dhaawac kale oo argagax leh, waxaana liiska xiddigaha aan xisaabta kooxda soo geli doonin xili ciyaareedkan ku biiray…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Liverpool ayuu ku habsaday dhaawac kale oo argagax leh, waxaana liiska xiddigaha aan xisaabta kooxda soo geli doonin xili ciyaareedkan ku biiray…
Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa lagu eedeeyey ‘laba-wajiilayn’ iyo cunsuriyad ay ku samaynayso xiddiga muslimka ah ee Mesut Ozil oo laga reebay…
Difaaca Liverpool ee Joe Gomez ayaa dhaawac looga saaray xulka qaranka England ee tababarka qaadanayay shalay, kaddib dhaawac halis ah oo soo…
Ciyaaryahankii hore ee reer Cameroon Alex Song ayaa dhameystiray heshiis lama filaan ah oo uu ugu dhaqaaqay naadiga aan aadka loo aqoon…
The Cameroonian has been out of action since leaving Swiss club FC Sion back in March.
Donny van de Beek ayaa iska gadaal mariayy dhibaatadiisa Manchester United isagoo ka caawiyay xulkiisa Netherlands inay ka soo kabsadaan gool looga…
Noloshu way wajiyo badan tahay, mar ay kuu wanaagsan tahay oo aad farxad ku sugan tahay iyo waqti adag oo samirkeeda lagaa…
Jurgen Klopp ayaa ku qasban inuu ka laabto go’aankiisii ahaa in aanu lasoo saxeexan doonin difaac marka la gaadho bisha Januay, iyadoo…
Jamie Carragher ayaa shaaciyey in difaacii ugu wanaagsanaa abid ee ka ciyaara horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League uu yahay halyeygii hore…
Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa bisha January bartilmaameed ka dhigan doonto weeraryahanka da’da yar ee reer Brazil ee Brenner oo lagu naanayso…
Difaaca Liverpool ayay musiibo kale ku habsatay maanta kaddib dhaawac halis ah oo soo gaadhay Joe Gomez oo ahaa laacibka kaliya ee…