RASMI: Dalka Argentina Oo Laga Wareejiyay Martigelinta Copa America &
Koobka weyn ee Copa America ayaan haysan dal martigeliye ah hadda walow ay kaliya 13 maalmood ka hadheen wakhtiga uu bilaabmi lahaa…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Koobka weyn ee Copa America ayaan haysan dal martigeliye ah hadda walow ay kaliya 13 maalmood ka hadheen wakhtiga uu bilaabmi lahaa…
Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa dib u helaysa xiddigeedii ay £142 milyan oo Gini ku iibisay ee Philippe Coutinho oo si bilaash…
Tababaraha Chelsea ee Thomas Tuchel ayaa shaaciyey tirada saxeexyada uu u baahan yahay in uu sameeyo, kaddib markii ay kooxdiisu ku guuleysatay…
Zinedine Zidane ayaa eedaymo u jeediyey Madaxweynaha kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Zinedine Zidane maalmo kaddib markii uu iska casilay shaqada…
Difaacyahannada dhexe ee ugu wanaagsan dunida ayaa la shaaciyey, waxaana kaalinta koowaad kusoo baxay Ruben Dias oo Manchester City khadka dambe uga…
Kaddib markii laga qaaday Champions League oo ay Chelsea kulankii ugu dambeeyey 1-0 ku garaacday, Pep Guardiola ayaa shaaciyey in uu u…
Tottenham Hotspur ayaanay sugnayn mustaqbalka xiddigo dhawr ah xilli ay kooxdaasi u degtay kaalinta toddobaad oo ay ka qayb-geli doonaan tartan aanay…
Tababaraha reer Argentina ee Mauricio Pochettino ayay warbaahinita Ingiriisku shalay sheegeen in uu ku wargeliyey PSG, in uu iskaga tegayo, xilli ay…
Tababaraha xulka qaranka Talyaaniga ee Roberto Mancini ayaa soo gaabiyey liiska xulkiisa oo hore u ahaa 33 ciyaartoy, waxaanu ka dhigay tirada…
Karim Benzema ayaa ka hadlay iscasiladdii Zinedine Zidane oo iskaga tegay Real Madrid kaddib xilli ciyaareed ay kooxdu koobab la’aan ku dhamaysatay.…
Barcelona ayaa ku jirta xaalad adag oo dhaqaale, laakiin haddana taasi kama joojinayso in ay dhisato koox adag oo ay ciyaartooyo tayadoodu…