Tababaraha Xulka Belgium Oo Ka Dayriyey Xaaladda Eden Hazard
Eden Hazard ayaa ciyaaray 10 daqiiqadood oo kaliya kulankii u dambeeyey ee saaxiibtinimo ee xulka qaranka Belgium iskugu diyaarinayay tartanka qaramada Yurub…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Eden Hazard ayaa ciyaaray 10 daqiiqadood oo kaliya kulankii u dambeeyey ee saaxiibtinimo ee xulka qaranka Belgium iskugu diyaarinayay tartanka qaramada Yurub…
Jose Mourinho ayaa ka hadlay tartanka goolhayeyaasha Manchester United ee David de Gea iyo Dean Henderson oo xilli ciyaareedkii dhamaaday uu midkoodba…
Afar xiddig oo ka tirsan xulka qaranka England ayaa ka mid noqday liiska tobanka ciyaartoy ee ugu qiimaha sarreeya waqtigan suuuqyada kubadda…
Kevin de Bruyne ayaa markii labaad oo xidhiidh ah hantiyey abaal-marinta xiddiga ugu fiican gudaha Ingiriiska ee PFA, kaddib markii uu kooxdiisa…
Xiddiga Chelsea ee Callum Hudson-Odoi ayaa bixiyey qish caddaynaya in ay suurtogal tahay in uu beddelo dhalashadiisa Ingiriiska ah oo uu joojiyo…
Tababaraha kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa kooxdiisii hore ee Barcelona kala taliyay magaca macalinka ay tahay inuu kooxdooda hoggaamiyo xilli…
Da’yarka kooxda Manchester United iyo xulka England ee Marcus Rashford ayaa shaaca ka qaaday sida uu u filanayo inuu xulka guulo badan…
Kooxda Manchester United ayaa dhigeeda ay magaalo xifaaltamaan ee Man City siinaysa lacag si dadban uga galaysa suuqa xagaagan iyadoo lacagtaasi ay…
Kooxda Barcelona oo toddobaadkii ugu dambeeyay ahayd mid shaacisay saxeexyada xiddigo dhawr ah ayaa lagu soo warramayaa inay markana galayso toddobaad bixitaano…
Arsenal ayaa lala xidhiidhinayaa saxeexa khadka dhexe ee kooxda Wolverhampton Wanderers ee Ruben Neves, shabakadda Express Sport ayaa hadda isku day-day inay…
Khadka dhexe ee kooxda Chelsea ee Kai Havertz ayaa shaaca ka qaaday sida uu uga cabsi qabo saaxiibkiisa Ngolo Kante kahor kulanka…